Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddoomiyaha GOS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan.

0
Saturday July 05, 2014 - 13:12:32 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha GOS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan.

    Gudoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS C/laahi Axmed tarabi ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan oo axadii dhamaan muslimiinta caalamku u bilaabatey,kadib war saxaafadeed la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS C/laahi Axmed tarabi ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan oo axadii dhamaan muslimiinta caalamku u bilaabatey,kadib war saxaafadeed laga soo saarey xafiiska GOS.
"anigoo ku hadlaya magaca dhamaan gudiga GOS waxaan aad ugu faraxsanahay bilashada bisha qeyrka iyo ajarka badan ee Ramadaan,taasi oo dhamaan Muslimiinta caalamka lagu waajib yeelay,waxaana dhamaan muslimiinta iyo islaamka meel weliba ay joogaan la qeybsanayaa farxaddaasi,allaha naga dhigo kuwii ka faa’ideysta”ayuu yiri Tarabi.

Hambalyada uu umadda islaamka ah gaar ahaan Soomaalida u jeedinayo Madaxa GOS ayaa imaaneysa xili habeenimadii Axadda dhamaan muslimiinta caalamka u bilatay bisha Ramadaan,iyadoo dhamaan dalka Soomaaliya Axada si weyn looga dareemay bishan kheyrka badan ee Ramadaanka.

Waaxda warfaafinta GOS
Muqdisho–Somalia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.