Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kulankii gudiga fulinta GOS oo mogadishu ka dhacay.

0
Thursday January 15, 2015 - 15:54:42 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii gudiga fulinta GOS oo mogadishu ka dhacay.

    Guddiga fulinta Gos oo ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkan oo ah mid sanadkiiba afar jeer la qabto ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen , warbixinadii iyo waxqabadki sanadki la soo dhaafay iyo qodobo dhowr ah o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga fulinta Gos oo ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkan oo ah mid sanadkiiba afar jeer la qabto ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen , warbixinadii iyo waxqabadki sanadki la soo dhaafay iyo qodobo dhowr ah oo lagu balan sanyahay in beri horgeeyo shirwaynaha guud, Sida ansaxanita howlaha iyo dhaqaalaha sanadkan.
Shirka ayaa sidoo kale  looga hadlay soo gudbinta siyaasada horumarinta  isboortiga gobolada dalka,  waxaaa laysku raaciya in  gobolada  laga dhisayo wax yaabaha aasasiga isbortiag ku hormari karo, sida aqoonta maamulka iyo shuruucda.
 
Guddiga fulinta ayaa dhanka kale soo  bandhigay  astaan cusub   ay yeelanayso Gos. taasoo lagu badalo astaantii hore, nidaamka badalka astaanta ayaa ah  talo ay guddiga olombikad aduunka u soo wdamad aku midaysan IOC oo ay Soomaaliya ka mid tahay.
 
Ugu dambayn guddiga ayaa soo jeediyay in xubno kale lagu soo daro guddiga fulinta  iyadoo ajandahaas la hor gayn doono shirwaynaha.
 

W/D: Xuseen Maxamed  Hadaafow

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.