Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddiga Soonka Shanaad ee Gos oo Ansaxiyay Dastuurka Zone 5+Sawirro

0
Monday June 15, 2015 - 18:39:40 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Soonka Shanaad ee Gos oo Ansaxiyay Dastuurka Zone 5+Sawirro

    Guddiga furlinta soonka shanaad ayaa ee Gos ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho, waxaana kasoo qayb galay madaxa arimaha gobolada ee Gos Ibraahin Xuseen Cali Roombe, guddoomiyaha Zone- 5 Xasan W

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga furlinta soonka shanaad ayaa ee Gos ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho, waxaana kasoo qayb galay madaxa arimaha gobolada ee Gos Ibraahin Xuseen Cali Roombe, guddoomiyaha Zone- 5 Xasan Wiish iyo xubnaha soonka.



Xubanaha yaa ka dooday qudabo kujiray dastuurka cusub falanqeyn dheer kadib waxay xubnaha isla garteen in dastuurka cod gacantaag ah loo qaado ansaxintaiisa,waxaana xubnihii ku sugnaa ay cod aqlabiyay leh ku ansaxiyeen dastuuka Zone-5-aadee Gos.


Marki ay xubanaha ansaxiyeen dastuurka waxaa halkaas ku hadlay Guddoomiya isboortiga gobolka Banaadir ahna madaxa soonka shanaad ee Gos Xasan Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) waxii yiri dastuurka waxuu laf dhabar u yahay howlaha horumarinta Soonka waana muhiim in aan u hogaansano sharciyaaada dastuurka u yaala si aan uuga guul garno howlaha culus ee na horyaala.



Xasan Wiish ayaa ugu damabeyn u mahad celiyay xubniha waxuuna kula dardaarmay in loowda istaago horumarinta isboortiga dalka gaar ahaan Soonka shanaad.


Gebogabadii waxaa halkaas ka hadlay madaxa Horumarinta amuuraha Gobolada ee Gos Ibraahin xuseen Cali Roombe waxuu yiri dastuurka waxuu saxaa qaladadaadka ka dhaca isboortiga si loo gaaro hadafka laga leeyahay horumarka isboortiga,


” Soonka Shanaad waa gobolka Banaadir oo Caasimada dalka ku taal waana meesha ugu balaaran ee isboortiga dalka laga horumariyo,” Xil cuslus ayaad idiin saaran waxaana idiin rajeynayaa in aad dadaashaan una midowdaan sare u qaadida isboortiga dalka oo ka mid ah horumarka dalka uu hiigsanayo ayuu Rombe yiri”


IMG_8748IMG_8754IMG_8760IMG_8764IMG_8768IMG_8773IMG_8776IMG_8779IMG_8793IMG_8806IMG_8818IMG_8824

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

 

Nocsom Media Department





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.