Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Dib U Dhigay Xuska Maalinta Olympikada Aduunka

0
Tuesday June 23, 2015 - 13:07:39 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Dib U Dhigay Xuska Maalinta Olympikada Aduunka

    War qoraal oo ka soo baxay xafiiska xofhaynta Gos ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xuska Maalinta Olmypic day oo ku astaysan maanta 23 june.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal oo ka soo baxay xafiiska xofhaynta Gos ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xuska Maalinta Olmypic day oo ku astaysan maanta 23 june.



Maanta oo kale 1894 ayaa maagalada Paris ee dalka faransiiiska lagu aasaasay hay'ada Olombidka Aduuunka IOC, waxaana sanad kasta dalalka caalamlka ee ku midaysan IOC oo ay Soomaaliya ka mid tahay ay qabtaan ciyaaro lagu xusayo maalintyaas.


Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa sida ku astaysan Maalintaas ciyaaro kala duwan ku qabta caasimada dalka oo xarun ah si loo waynayno maalintaas qiimaha leh waxaana ka qayb qaata xiriirada hoos yimaada Gos.



Maadaama ay sanadkan munaasabada ku soo aaday bisha Ramadaan waxay Gos xiriir lasamaysay Xiriirka Olombikad Aduunka (IOC) waxayna iyada oola xurmaynayo bishan Gos iyo Ioc ay isla garteen in 23 july ee bisha soo socota laga dhigo xuska Maalintaan.


Xuska maalintan ayay guddiga Olombiakda Soomaaliyeed ee Gos u qabtaan ciyaaro kala duwan oo ay qayb kayihiin ciyaarah hidaha iyo dhaqanka waxaa sanadkan la filayaa in xaflad balaaran lagu qabto caasimada dalka.


Waa marki ugu horeysay oo Gos ay dib u dhigaan munaasabada xuska Maalinta Olombikada Aduunkan 23 June waxayga sabab looga dhigay xurmaynta bisha barakaysan ee Ramadaan.


W/D: Xuseen Maxamed Hadafow

Nocsom Media Department



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.