Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo Tacsi u diraysa Qoyski iyo Eheladii uu Ka geeriyooday Guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyeed Ciyaaraha Fudud Pro: Maxamed Cali

0
Friday June 26, 2015 - 14:27:53 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo Tacsi u diraysa Qoyski iyo Eheladii uu Ka geeriyooday Guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyeed Ciyaaraha Fudud Pro: Maxamed Cali

    Inaa Lilaahi Wainaa Ilayhi Raajiuun: Alle Ha Unaraxiiste waxaa Maanta Magaalada Dubai ee Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud Professor Maxamed Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wainaa Ilayhi Raajiuun: Alle Ha Unaraxiiste waxaa Maanta Magaalada Dubai ee Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud Professor Maxamed Cali


Guddoomiyaha Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed Cabdullahi Axmed Tarabi oo La hadlay Nocsom aya yiri” aniga ku hadlaya magaca guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo xiriiradiisa waxaan tacsi u dirayaa Qoyskii iyo ehaladii uu ka geeriyooday Marxuum Pro: Maxamed Cali Maxamed.

” Xaqiiqi Maanta waxaa weynay nin naftiisa aqoontiisa iyo waqtigiisa u horey isboortiga Soomaaliyeed in kabadan 50 sano u taagnaa sare u qaadida isboortiga Soomaaliyed.

DSC_0085

” Alla Ha unaxariistee Profesor Maxamed Cali waxuu ahaa macalin, maamule aqoonyahan sare u qaaday qaybaha kale gedisan ee ciyaaraha waxuuuna qayb wayn ka qaatay aasaaskii isboortiga Soomaaliyeed Sanadihii lixdamaadka iyo todobaatamaadki, waxaana leenahay naraxiitsii jano alle haka waraabiyo qoyskii iyo ehaladii iyo dhamaan bahda isboortiga samir iyo iimaan alle haka siiyo.

DSC_0781

Pro: Maxamed Cali ayaa 2008 noqday guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud waxaana xilkaas loo doortay laba jeer .

Sidoo Kale waxuu macalin ka noqday Dalka Imaraadka halkaas uu kusoo saaray arday xilal ka qabtay xiriirada caalamiga sida Xiriirka Ciyaaraha fudud ee Aduunka.

Saakay 8:00 subaxnimo ayuu ku geeriyooday Magaalada Dubain ee isutaka Imaaraadka Carabta isagoo mudookin dambe xanuunsanaa.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

W/Q: Xuseen Maxamed Hadaafow
Nocosm Media Department



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.