Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen masuuliyiinta Xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.
Ujeedada munaasabada ayaa ahayd sameynta qori tuurka horyaalka kubbdda gacanta Soomaaliyeed ee Wiilasha, waxaana qori tuurka loo sameeyay kooxaha kubadda gacanta Wiilasha oo kala ah, Dekeddaha, Heegan, I.L.S, Horseed, Nationlink, Gaadiidka iyo Feero.
Marki uu qori tuurka soo idladay waxaa halkaas ka hadlay xoghayaha xiriirkaSoomaaliyeed ee kubada Gacanta Nuur Maye Cismaan. waxuu sheegay qori tuurka uu u dhacay qaab wanaagsan oo ay kooxaha ku qanceen,waxuuna kooxaha kula dardaarmay in ay ilaliyaan xeerka atartankan iyo soona bandhigaan ciyaaro wanaagsan oo ay ku qancaan bahda jeccel kubadda gacanta.
Horyaalka oo ay difaacanayso kooxda Heegan waxaa furmi doonaa 7 Agoosto 2015. oo ku beegan maalinimo Jimco ah, waxaana lagu daah fur doonaa Kooxaha Horseed iypo Nationlink.
Heegan iyo Dekeddaha oo ka mid ah kooxaha loolanka horyaalka uuka dhaxeeyo ayaa ciyaari doona kulankan labaadee horyaalka oo ku beegan 10-ka Agoosto.
Halkan ka aqrsio isku aadka wareega hore ee horyaalka.
No |
|
Maalinta |
Taariikhda |
Saacada |
Garoonka |
1 |
Nationlink Horseed |
Jimco |
07/8/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
2 |
Dekedda vs Heegan |
isniin |
10/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
3 |
Feero vs I.L.S |
talaado |
11/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
4 |
Gaadiidka vs Nationlink |
Khamiiis |
12/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
5 |
Horseedvs Dekedda |
Jimco |
13/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
6 |
I.L.S vs Heegan |
Isniin |
15/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
7 |
Nationlink vs Feero |
Talaado |
16/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
8 |
Gaadiidka vs Horseed |
Khamiis |
18/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
9 |
Dekeddaha vs I.L.S |
Jimco |
19/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
10 |
Feero vs Gaadiidka |
Isniin |
21/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
11 |
Nationlin vs Heegan |
Talaado |
22/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
12 |
I.L.Svs Horseed |
Khamiis |
24/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
13 |
Feero vs Dekaddaha |
Jimco |
25/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
14 |
Heegan vs Gaadiidka |
Isniin |
28/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
15 |
Nationlink vs I.L.S |
Talaado |
29/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
16 |
Heegan vs Horseed |
Khamiis |
31/08/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
17 |
Heegan vs Feero |
Jimco |
01/09/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
18 |
I.L.S vs Gaadidka |
Isniin |
04/09/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
19 |
Dekeddada vs Nationlink |
Talaado |
05/09/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
20 |
Horseed vs Feero |
Khamiis |
07/09/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
21 |
Gaadiidka vs Heegan |
Jimco |
08/09/2015 |
3:30 |
Wiish STD |
W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow
Nocsom Media Department
N













Horyaalka Wiilasha kubadda Gacanta oo Isku Aadkiisa la soo saaray+Sawirro
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen masuuliyiinta Xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.