Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kubadda Gacanta: Heegan oo Dirqi Kaga adkaatay Dekedda +Sawirro

0
Monday August 10, 2015 - 00:55:57 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubadda Gacanta: Heegan oo Dirqi Kaga adkaatay Dekedda +Sawirro

    Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Dekedda ayaa shalay galab ku kulmay kulan katirsan horyaalka 16-aad Wiilasha kubadda Gacanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Dekedda ayaa shalay galab ku kulmay kulan katirsan horyaalka 16-aad Wiilasha kubadda Gacanta.



Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Dekedda ayaa shalay galab ku kulmay kulan katirsan horyaalka 16-aad Wiilasha kubadda Gacanta.


kulankan oo ahaa kulanki labaad ee horyaalka ayuu labada koox u ahaa kulanki koowaad.


Heegan oo horyaalka difaacanaysa ayaa qaabishay Dekedda oo ay si weyn u xafiltamaan sanadkan ay kusoo biireen ciyaartooy da’yar ah, basle Heegan ayaa hogaanka ciyaarta la wareegtay bilowga hore ee ciyaarta iyadoo ciyaarta ay ehayd mid weerar iyo weerar celis ah.



Dekedda ayaan Dhowr jeer ku dhawaatay in soo barbareyso basle waxaa goolal de deg ah ka dhaliyay cali Maxamed Aadan waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 17-15 oo ay guusha ku raacday Heegan.


Goolasha ug u Badan ciyaarta waxaa dhaliyay Cali Maxamed Aadan Cali Baraawini No 7 Heegan 7 gool.


Xiddiga Ciyaarta Cali Maxamed Aadan Cali Baraawiini ayaa loo aqoonsaday.


Kulanka sedexaad ee Horyaalka waxaa Maantaku balansan I.L.S iyo Feero

W/D: Xuseen Maxamede Hadaafow

Nocsom Media Department

IMG_7005IMG_7007IMG_7009IMG_7010IMG_7022IMG_7023IMG_7024IMG_7028IMG_7030IMG_7031IMG_7032IMG_7035IMG_7036IMG_7037IMG_7039IMG_7040IMG_7045IMG_7050IMG_7054IMG_7057IMG_7058IMG_7066IMG_7070IMG_7076IMG_7078IMG_7084IMG_7087IMG_7091IMG_7117IMG_7135IMG_7139IMG_7150IMG_7152IMG_7157IMG_7160IMG_7175IMG_7179IMG_7204IMG_7212IMG_7213




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.