Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Dekedda oo garaacday Horseed kadib ciyaar laysku xiiqay+Sawirro

0
Friday August 14, 2015 - 01:10:07 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda oo garaacday Horseed kadib ciyaar laysku xiiqay+Sawirro

    Kooxda Dekedda oo kulankii koowad ee horyaalka guuldaro la soo kulantay ayaa ciyaartan garoonka ku soo gashay in ay gaarto guushii uGu horeysay iyadoo guuldaro kale oo ay la kulantaa hoos u dhigaysay rajadeeda horyaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Dekedda oo kulankii koowad ee horyaalka guuldaro la soo kulantay ayaa ciyaartan garoonka ku soo gashay in ay gaarto guushii uGu horeysay iyadoo guuldaro kale oo ay la kulantaa hoos u dhigaysay rajadeeda horyaalka.

Horseed ayaa ayaduna dhankeeda kulankan ka raadinaysay sidii ay ku gaari lahayd guushii labaad eehoryaalka maadaama ay horey u soo badisay kulankii ugu horeeyey.



Labada naadiayaa soo bandhigay ciyaar ay ku qanceen dadweynihii u soo daawasho tagay iyadoo labada kooxba ay kasoo muuqdeen ciyaartooy da'yar oo tartanka ku cusub balse lasoo baxay ciyaar aad u wanaagsan waxaana qeybta hore ee ciyaarta lagu kala nstay 8-8.

Markii laysku soo laabtay ayaa kooxda Dekedduhogaanka la wareegtay waxayna difaac adag u gashay in asyan la kulmin waxii ku dhacay qeybtii hore ee ciyaarta taasoo aysan maranaba ku nasan hogaanka ciyaarta waxayse ciyaartii ku soo gebagabowday 12-9 oo ay guusha ku raacday dekedda.



Kulanka xiga horyaalka kubadda gacanta waxa isniinta haddii alaha awoodda lihi ogolaado wadaciyaari doona kooxaha Heegan iyo I.LS kulankaasoo ka dhici doona garoonka Wiish.

W/D: Xuseen Maxamed hadaafow

Nocsom Media Department


IMG_9336IMG_9346IMG_9349IMG_9212IMG_9214IMG_9215IMG_9217IMG_9223IMG_9229IMG_9248IMG_9251IMG_9256IMG_9262IMG_9268IMG_9278IMG_9281IMG_9293IMG_9295IMG_9299IMG_9301IMG_9305IMG_9308IMG_9315IMG_9321IMG_9327IMG_9364IMG_9380IMG_9386IMG_9388IMG_9391IMG_9414






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.