Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kubadda Gacanta :Dekedda oo Garaacday Feero

0
Saturday August 22, 2015 - 09:59:26 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubadda Gacanta :Dekedda oo Garaacday Feero

    Kooxaha kubadda Gacanta Dekedda iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan tirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Dekedda iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan tirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.



Kulanka oo aha kulanki 9-aad ee horyaalka ayu labada koox u ahaa kulani 3-aad waxayna soo badnhigeen ciyaar wanaagsan.


Dekedda ayaa aad uga gacan sareysay Feero inta badan ciyaarta waxayna ciyarta waqtigi logu talo galay 32-9 oo ay guusha ku raacday Dekedda.

 


 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.