Kooxaha kubadda Gacanat Horseed iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.
Kulanka oo ahaa kulanki 7-aad ee horyaalka ayay labaa koox soo bandhigeen ciyaar wanaagsan waxaana qaybta hore lagu kala nastay 8-6 oo ay hogaanka ku hayaan Wiilasha Horseed.
Marki Layku soo laabtay Horseed ayaa dardar lasoo gashay garoonka waxayna dheeraystay -hogaanka ciyaarta waxayna ciyaarta ugu dambayn kusoo idlaatay 21-12 oo ay guusha ku raaay Horseed.
Feero ayaa Khamiista 27 agoosto la ciyaari doonta Gaadiidka ,halka ay Horseed ay Jimcaha 28 Agoosto la ciyaari doono kooxda Heegan.

















Horyaalka kubada gacanta: kooxda Horseed oo garaacday Feero
Kooxaha kubadda Gacanat Horseed iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.