Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Maxay Kukala baxeen Horseed iyo Heegan.

0
Saturday August 29, 2015 - 10:25:59 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Kukala baxeen Horseed iyo Heegan.

    Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Heegan ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Heegan ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.


Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 7-6 oo ay ku hogaaminayso Kooxda Heegan.

Marki laysku soo laabtay Heegan ayaa garoonka lasoo gashay dardar hor leh halka Horseed ay iyana iska caabin la timid waxaana hogaanka uu noqday mid lagu kala fogaan waayo.

Daqiiqadi ugu dambeeyay ciyaarta ayay Heegan dheeraysatay hogaanka ciyaarta waxayna natiijadu noqotay 16-12 oo ay guusha ku raacday kooxda Heegan.

Heegan ayaa sidaa kugaartay guushii seddexaad oo xiriir ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.