Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Tartanka Kubbada Gacanta: Dekedda oo xasuuqday Gadiidka+Sawirro

0
Tuesday September 01, 2015 - 10:32:33 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Kubbada Gacanta: Dekedda oo xasuuqday Gadiidka+Sawirro

    Kooxaha kubadda Gacanta Dekeddaha iyo Gadiidka ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Dekeddaha iyo Gadiidka ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 9-3 oo ay ku hogaaminayso Kooxda Dekeddaha.

Marki laysku soo laabtay Dekedda dheeraysatay hoganka, taasoo keentay in Gaadika ay iska caabin waayaan werarka xooggan ee Dekedda waxayna ku soo idlaatay 24-8 ay guusha ku raacday wiilash uu hogaamiyo Macalin Ibraahim Nuur Xuseen Abaarey..

W/Q: Maxamed Xuseen Qalinle

Daawo Sawirada:

IMG_3654IMG_3661IMG_3666IMG_3674IMG_3678IMG_3682IMG_3683IMG_3685IMG_3688IMG_3692IMG_3696IMG_3699IMG_3716IMG_3723IMG_3751IMG_3756IMG_3762IMG_3763IMG_3773IMG_3781IMG_3783




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.