Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kubbada Gacanta: Horseed oo ka adkaatay feero

0
Saturday September 05, 2015 - 11:14:37 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubbada Gacanta: Horseed oo ka adkaatay feero

    Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Feero ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Feero ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.



Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u wanaagsan oo ay jecleysteyn taageerayaashii ku sugnaa garoonka,qaybta hore waxaa lagu kala nastay 10-7 oo ay ku hogaaminayso Kooxda Horseed.


Marki laysku soo laabtay Horseed ayaa la wareegtay maamulka ciyaarta iyadoo dhalisay goola fara badan balse Naadiga Feero ayaa waxa ay iska raadisay in ay iska soo gudo goolashii lagu lahaa balse natiijada ciyaarta ayaa waxa ay ku soo idlaatay 18-11 oo ay guusha ku raacday wiilash kooxda kubada gacanta ee Horseed.




Wareega kowaad ee tartanka kubbada gacanta ee wiilasha ayaa lagu wadaa in la soo geba gebooyo maalinta isniinta ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 07/09/2015, waxaana ku har damidoona wiilasha Kooxaha kubbada gacanta Heegan VS Gadiidka

Nocsom Meddia department

 

Daawo Sawirada:

IMG_4774 IMG_4777 IMG_4778 IMG_4779 IMG_4780 IMG_4782 IMG_4785 IMG_4786 IMG_4787 IMG_4788 IMG_4794 IMG_4795 IMG_4797 IMG_4798 IMG_4799 IMG_4802 IMG_4804 IMG_4807 IMG_4810 IMG_4811 IMG_4813 IMG_4815 IMG_4819 IMG_4820 IMG_4825 IMG_4826 IMG_4829 IMG_4832 IMG_4837 IMG_4839 IMG_4840 IMG_4845 IMG_4848 IMG_4877 IMG_4878 IMG_4896 IMG_4897 IMG_4899 IMG_4912 IMG_4932 IMG_4948 IMG_4950



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.