Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda Heegan oo guul kusoo xertay wareegga Koowaad ee HoryaalkaKUbaa Gacanta+Sawirro

0
Tuesday September 08, 2015 - 13:34:06 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Heegan oo guul kusoo xertay wareegga Koowaad ee HoryaalkaKUbaa Gacanta+Sawirro

    Kooxda Kubadda Gacanta Heegan ayaa guul kusoo afmayrtay kulankii ugu dambeeyay wareegga Koowaa ee horyaalka kubadda Gacanta Wiilsha kaddib marki ay ka akaatay kooxda Gaaiidka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubadda Gacanta Heegan ayaa guul kusoo afmayrtay kulankii ugu dambeeyay wareegga Koowaa ee horyaalka kubadda Gacanta Wiilsha kaddib marki ay ka akaatay kooxda Gaaiidka.



Kulankan oo ahaa kulanki ugu dambeeyay wareegga koowaad ayaa ka dhacay garoonka Wiish waxaana kasoo qeyb galay dadweyne badan oo jecel daawashada ciyaarta kubada Gacanta.


Heegan ayaa bilowga hore ee ciyaarta la wareegtay hogaanka c , basle Gaadiidka oo ay u cayaarayaan ciyaartoy da’yar ah ayaa soo bandhigay ciyaar is fahamkeedu sareeyo taasoo kubadda kula qeyb sadeen kooxda Heegan oo inta badan ciyaartoydooda waaya arag u badan yihiin.



Ciyaarta ayaa waqtiga loogu talo galay kusoo iddlatay 32-17 oo ay guusha ku raacay kooxda Heegan.

Heegan ayaa wareega koowaad ku hogaaminaysa 15 dhibic waxaana kusoo xiga Dekedda oo leh 12 dhibic.

IMG_5728 IMG_5734 IMG_5747 IMG_5752 IMG_5762 IMG_5768 IMG_5774 IMG_5798

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.