Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Kolayga Soomaaliya Oo Seminaar garsoore oo Heer Caalami ah muqdisho ka furay Maanta +Sawirro.

0
Tuesday October 06, 2015 - 23:32:34 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka Kubadda Kolayga Soomaaliya Oo Seminaar garsoore oo Heer Caalami ah muqdisho ka furay Maanta +Sawirro.

    Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soomaali ah iyo 4 u dhalatay dalak Masar.



Xaflada Furitanka Seminaarkan oo ka dhacday xarunta Gos waxaa kasoo qaybb galay masuuliinka socotay wasaardda dhalinyaradaiyo isbortiga, Gos, Xiriirka kubadda Kolayga iyo marti sharaf u badnayd ciyaartoydi hore.


Guddoomiyaha Xiriirka kubada kolayga Cabdulaahu Nuur Maxamed Cadaani oo xflada ka halay ayaa sheegay in smeinarkan uu qayb ka yahay ballan qaadyadi horumarinta uu xiriirka sameeyay ayna xigi doonaan qayabaha muhiim ah sida Macalimiinta, waxuuuna mahad celin usoo jeediyay Macalin Axmeed Alfalaki oo aqbalay in uu tababarkan bixiyo iyo xiriirka kubada kolayga Masar oo garsoorayaal usoo diray.



Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Axmed Al Falaki oo sheegay in FIBA Africa ay tabaarkan ugu talogashay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta garsoorka Afrika gaar ahaan Soomaaliya.


Guddoomiyaha Gos Cabduulaahi Axmed Tarabi oo xaflada furay ayaa sheegay in garsoorka uu yahay laf dhabarka isboortiga in la horumariyana ay muhiimad gaar ah leedahay waxuuna garsoorayasha kula dardaarmay in ay ka faa’iidaystaan.


Waa marki ugu horreysay oo ay Soomaliya marti geliso tababar dhanka garsorka kaddib 1990 ,waxay tababarkan oo ay garsoorayaasha ku baran doonan shaciyadii ugu dambeeyay kubada kolayga ayaa socon doona muddo shan cisho ah iyadoo laga qaadi doono imtixaano lagu qiimeynayo heerka garsoorka garsoorka .


IMG_2073 IMG_2084 IMG_2111 IMG_2114 IMG_2117 IMG_2172 IMG_2218 IMG_2268 IMG_2291 IMG_2294 IMG_2314 IMG_2317 IMG_2324 IMG_2343 IMG_2365 IMG_2369 IMG_2372 IMG_2428 IMG_2439 IMG_2456 IMG_2472 IMG_2482 IMG_2489 IMG_2492 IMG_2497 IMG_2499 IMG_2500 IMG_2503 IMG_2504 IMG_2505 IMG_2522 IMG_2550 IMG_2555

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafoow
Waaxda Warfaafinta Gos


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.