Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa maagalada Muqdisho tababar sare loogu qaadayo aqoonta maaulka isboortiga ee gobolda dalka ka furay waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay guddoomiyahya Guddiga Olombikada Cabdulahi Axmed Tarabi , Guddiga Fulinta xirirka kubada cagta iyo wakiidla isboortiga gobolda dalka ee tababarka la siinayay .
Waxaa halkaas ka hadlayGuddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Cabdiqani Saciid Carab waxuuna sheegay in tabarakan uu xiriirka uga
gol leeyahay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta masuuliyiinta maamulada isboortiga gobolada dalka , tabarkan ay xigi
doonaan tabarada kale aasaasiga u ahkubada cagta.
Cabdiqani ayaa dhanka kale masuuliyiinta ka qeyb qaadanaya tabarka kula
dardaarmay in aqoonta ay baranayaan laga doonayo doonayo in ay dib ugu celiyaan gobolada ay
wakiilada ka yihiin waxuuna u mahad celiya Maamulka Goboleedyada Putland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo
Jubaland iyo Goboalda Hiiran shabeelada Dhexe iyo gobolak Banadir oo aqbalay in ay wakiilo usoo dirsadaaan
tababarkan.
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Cabdulaahi
Axmed Tarabi oo tabarka furay ayaa
sheegay in horumarka isboortiga dalka doorka ugu weyn ay leedahay
dowladda
heer gogol iyo heer degmo lagana doonayo in
ay qoshe iyo dhaaqalelagu horuimarinayo la timaado, taana ay tahay mid
meesha hadda ka maqan, basle haddii xiriirada iyo gobolada dalka
iskaashadraan talaabo horey loo qaadi karo.
Guddoomiye Tarabi
ayaa wakiilada gobolada dalka ayballariyaan juhdiga ay kujiraan
aqoonta ay bartaanna ay ka miro dhaliyaan waxuuna mahad celin usoo
jeediyay Xiriirka kubada cagta dadaalka u ugu jiro horumarita isboortiga
gobolada dalka.
Tabarkan ayaa socon doona mudo afar maalin ah waxaana lasoo gebagebayn doonaa 2 january.
W/D: Xuseen Maxmaed Hadaafoow
Waaxada Warfaafiinta GOS
Daawo Sawiradda:
Xiriirka Kubada cagta oo tababar dhanka maamulka muqdisho uga furay madaxda isboortiga Gobolada dalka+Sawirro
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa maagalada Muqdisho tababar sare loogu qaadayo aqoonta maaulka isboortiga ee gobolda dalka ka furay waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay guddoomiyahya Guddiga Olombikada Cabdulahi Axmed Tarabi , Gudd