Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Saxafi oo Garaacday Elman+Sawirro

0 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxafi oo Garaacday Elman+Sawirro

    Kooxaha Saxafi iyo Elman aya ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 22 ee horyaalka waxayna soo bandhigeen cayaar weerar iyo weerar celis ah , waxaana qaybta hore algua kala nastay 0-0

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Saxafi iyo Elman aya ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 22 ee horyaalka waxayna soo bandhigeen cayaar weerar iyo weerar celis ah , waxaana qaybta hore algua kala nastay 0-0



Marki laysku soo laabtay Saxafi ayaa waxaa laga saaray kabtankeead Axmed Xasan Macaani

,Balse waxay la wareegtay hogaanka cayaarta waxa u dhaliyay cayaarhaan Wacdi Qaasin Xasan ( Shabeeloow) waxaana goolka labad ug shubay Maxamed Nur Shaarkeey oo cayaarta ka dhigay 2-0.

Cayaarta ayaa uu dambayn kusoo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday kooxda Saxafi.

Waa guushi ugu horeysay oo ay Sxafi kagaarto Horyaalka, sidoo kale waa guuldradi labaad ee Elman soo gaareysa horyaalka.

W/D/: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda Warfaafinta Gos


 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.