Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo qalab u qeybisay Iskuuladi ka qeyb galay tartanka Is dhexgalka Dhalinyarada+Sawirro

0
Tuesday May 31, 2016 - 13:16:20 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo qalab u qeybisay Iskuuladi ka qeyb galay tartanka Is dhexgalka Dhalinyarada+Sawirro

    Guddiga Olombikada Soomaliyeed Gos ayaa qalab isboorti u qeybiyay iskuuladi ka qeyb galay tartanka is dhexgalka dhalinyrada oo adhawaan soo idlaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombikada Soomaliyeed Gos ayaa qalab isboorti u qeybiyay iskuuladi ka qeyb galay tartanka is dhexgalka dhalinyrada oo adhawaan soo idlaaday.

Xaflada qalabka lagu doonsiinayay Iskuulada oo ka dhacday xarunta Gos waxaa Macalimiinta qaybta Isboortiga iskuulada oo ku sugnaa goobta kula hadlay Madaxa horumarinta amuuraha Gobolada ee Gos Ibraahin Xuseen Cali Roombo waxuuna sheegay in isboortiga oo heerka iskuulada laga soo bilaabaa ay muhiimad gaar ah leedahay Guddiga Olomibada ay door muuqda kaaqaadan doono waxyabah aassaaiga u sida aqoonta macalimiinta Isboortiga ku howlaniyo agamba agabka isboortiga iyo tartamao joogta ah oo looqabto.

" Waxaa ahaa maamule Iskuul kasoo shaqeeyay waayo aragnimo wanaagsan u leh doorka ay iskuulada ka qaadan karaan horumarka Isboortiga dalka, waana ku kalsoonahay in Iskuulada ay talaabo wax ku ool ah ay qaadi karaan haddii ay ka dhabeeyaan hamiga ay u leeyihiin Horumarinta Isboortiga Dalka .

Roombe ayaa dhanka kale sheegay qalabka loo qeybiyay in Iskuulada tartanka loo qabtay oo 15 ah , balse ay Gos iskuulada kale u qaban doonaan tartamo kale duwan isla markana ay dhanka qalabka ka saacidi doonto.

Macalimiinta goobta ku sugnaa ayaa dhankooda soo dhaweeyay tartanak loo qabtay iyo qalabka ay lagu taageeray waxayna sheegay in ay qaadan doorka ay ku leeyihiin horumaka Isboortiga Dalka.

Guddiga Olombika Soomaaliyeedoo ka duulaya Siyaasadiisa horumarista Isboortiga ayaa bilihii lasoo dhaafay kujiray dayar garoomada burbursan ee iskuulada uqabashao tartamo iyo tababaro loo qabtay in kabdan 50 Iskuul taasoo qayb ka ah.

Waaxda Warfaafinta GOS


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.