Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Ciyaartoyda Sooomaaliya uga qeyb galeysa Ciyaaraha Olombikada aduunka oo tababar diyaar garow ah kujira +Sawirro

0
Thursday June 30, 2016 - 07:59:16 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 3758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartoyda Sooomaaliya uga qeyb galeysa Ciyaaraha Olombikada aduunka oo tababar diyaar garow ah kujira +Sawirro

    Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada Rio Dejenario ee dalka Brazil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada Rio Dejenario ee dalka Brazil.

Maxamed Daa'uud Maxamed iyo Maryan Nuux Muuse oo kusoo baxay tartan Isreebreeb ah oo ay bartamahii bishii April iyo horaanta Bishan June sida wadajir ah u qabteen Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirka Ciyaaraha Fudud ayaa tababar joogta ah ku bilaabay Garoonka Banaadir si ay ugu diyaar garoobaan dhacdada Olombikada Aduunka oo dhawaan ka furmi doonta dalka Brazil.

Maxamed Daa'uudMaxamed ayaa ku tartami doona orodka 5,000 Mtr ,halka Maryan Nuux Muuse ayiyana ku tartami doonto orodka 400 mtr.



Ciyaaraha Olombika Aduunka waxaa ka qeyb geli doona 207 dal oo Soomaaliya ku jirto, waxaana lagu tartami doonaa 27 dhacdo oo Isboorti ah waxayna Soomaaliya ku tartamadi doontaa ciyaaraha Fudud gaar ahaan orodada.

Waa marki 9 oo ay Somaaliya ka qeyb gali doonto tartanka Olombika aduunka, waxayna horey uga qeyb gashay sanadihii 1972, 1984,1988, 1996, 2000,2004,2008,2012.

Labada ciyaaryahan oo ku xareysan xero ay ugu talo galeen Guddiga Olombiaka Soomaaliyeed, ayaa dalka ka amba bixi doona dhamaadka Bisha July iyadoo uu tartanka furmi doono 5 agoosto lana soo gabagabeyn doono 21 Agoosto.

Waaxda Warfaafinta GOS

Info@nocsom.com

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.