Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Horseed oo ku guuleystaya horyaalki 30-aad ee kubadda Laliska +Sawirro

0
Thursday March 30, 2017 - 17:34:37 in Xiriirka Kubadda Laliska by Nocsom Editor
  • Visits: 1300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed oo ku guuleystaya horyaalki 30-aad ee kubadda Laliska +Sawirro

    Kooxaha Dekedda iyo Horseed ayaa garoonka Wiish ku yeeshay kulanki udambeeyay horyaalka laguna xaqiijiyay cida hana karta horyaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Dekedda iyo Horseed ayaa garoonka Wiish ku yeeshay kulanki udambeeyay horyaalka laguna xaqiijiyay cida hana karta horyaalka.



Kulanka oo aad u xiiso badnaa waxaa daawashadiisa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed , Madaxda xiriirada iyo masuuliyiinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda laliska.


Horyalka oo ay ka qeyb galayeen 4 koox oo kala ah Horseed , Dekedda, Feero iyo Jubba Airways ayaa soo bilwoday 1-dii Bishan Maarso waxaana kulanki u dambeeyay horyaalka ku loolamayay kooxaha Horseed iyo Dekedda.



 

Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan waxaana ciyaarta oo shan kulan oo taxane ah, basle kooxdii sadexda kulan ee u horeysa adkaata ya guusha haleleysa waxaa 3 kulan ee ugu horeeyay adkaatay kooxda Ciidanka xoogga dalka Horseed, waxaana sidaa loogu caleemo saaray kooxda horyaalki 30-aad ee kubadda Laliska, waxaa halkaas lagu bixiyay shahaado sharaf iyo koobabbka kaalmaha hore .


 

Horseed oo tartanka difaanceysa ayaa sidaa koobka kaalinta koowaad , Dekedda ayaa iyana la guddoonsiiyay koobka kaalinta labad, Feero iyo Jubba Airways oo kaalmaha saddexad iyo afarad kala galay aya shahaado sharaf la guddoomsiiyay.

Waaxda  Warfaafinta GOS


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.