Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Shatrinjiga Soomaaliyeed oo bilaabay dhaqan gelinta Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada+Sawirro

0
Sunday April 23, 2017 - 22:52:30 in Xiriirka Shatranjiga by Nocsom Editor
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka Shatrinjiga Soomaaliyeed oo bilaabay dhaqan gelinta Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada+Sawirro

    Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada muqdisho ku qabtay xaflad lagu dhqan geliyo Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, Madaxda Xiriirka Shatrin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada muqdisho ku qabtay xaflad lagu dhqan geliyo Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, Madaxda Xiriirka Shatrinjiga, Uruurka ciyaartoyda shatrinjiga iyo Maamulka Iskuulada .


 

Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada muqdisho ku qabtay xaflad lagu dhqan geliyo Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, Madaxda Xiriirka Shatrinjiga, Uruurka ciyaartoyda shatrinjiga iyo Maamulka Iskuulada .


 

Guddoomiyaha Xiriirka soomaaliyeed Shatrinjiga Mudane Axmed Xasan Wataac oo xafladda ka hadlay ayaa aad ugu dheereeday taariikhda ciyaarta Shatrinjiga g iyo faa’iidada ay bulshada u leedahay,



 

 

" Ardayga Barta Ciyaarta Shatrnjiga waxuu ka go’aan qaadasho wanaagsan yahay kaa aan baran,waana ciyaar sare u qaada tayada maskaxda ardayga.’


 

Hadafka xiriirka waa inuu soo saaraa Arday Soomaaliyeed oo maskaxdiisu wanaagsan tahay , kaasoo ka qeyb qaadan kara horumarka dalka hiigsanyo, ayuu yuri guddoomiye Wataac.


 

Ururka Ciyaartoyad Shatrinjiga iyo Dugsiyda ayaa dhankooda soo dhaweeeyay Barnaamika waxay sheegeen in xiriirka ay kala shaqeyn doonaan sidii loo dhaqan geli lahaa.


 

Ugu dambayn waxaa qudbadaha soo xeray Guddoomiyaha Guddiga olombika Soomaaliyeed GOS, C/laahi Axmed Tarabi, waxuuna sheegay in ay ciyaarhan ka duwan yihiin ciyaaraha kale oo ay faa’iido gaar ah u leedahay bulshada, waxuuna ugu baaqay in Iskuulada ay si wanaagsan uga faa’iideystaan isla markaana kusoo saaraan ciyaaaroy tayo leh, xiriirkana uu dadaalkiisa halkiisa kasii wado.


 

Ugu damabayn waxaa halkaas lagu soo bandhigay qalabka loo talo galay dugsiyada waxana aqoonsiga kamid ah noqoshada xiriirka waxna doorankara lana dooran kara la guddoonsiiyay 7 Iskuul iyo Ururka Ciyaartoyda Shatrinjiga.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.