Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga oo bilaabay samaynta guddi hoosaayada Xirirka

0
Wednesday April 19, 2017 - 21:25:43 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga oo bilaabay samaynta guddi hoosaayada Xirirka

    Xiriirka soomaaliyeed ee kubada Koleyga oo hogaankiisa 2 April la doortay ayaa bilaabay disida guddi hoosaaadyada xiriirka uu ku shqeynayo, waxuuna xiriirka sameeyay Guddiga Garsoorka iyo Guddiga Tababarayaasha Xiriirka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka soomaaliyeed ee kubada Koleyga oo hogaankiisa 2 April la doortay ayaa bilaabay disida guddi hoosaaadyada xiriirka uu ku shqeynayo, waxuuna xiriirka sameeyay Guddiga Garsoorka iyo Guddiga Tababarayaasha Xiriirka.


 

Garsoorayaasha iyo Tababarayaasha kubadda Koleyga oo kulan ku qaatay Xafiiska Xiriirka ku leeyahay magaalada Muqdosho ayaa guddoonkooda ku doortay cod gacan taag ah , waxaa loo kala doortay.


 

Guddiga Garsoorka

Maxamed Cusmaan Domenico Guddoomiye Guddiga Garsoorka

Maxamed Xuseen Bashiir Guddoomiye ku xigeen

Xasan Shiikh IBraahim Xoghaye.

 

 

 

Guddiga Tababarayasha

Maxamuud Shiikh Ismaaciil Guddoomiye

Ibraahin Xuseen Nuur ABaari Guddoomiye ku xigeen

Faadumo Aweys Maxamed Xoghaye



Xiriirka ayaa dhanka kale lagu wadaa inuu dhawaan soo dhameystiro guddi hoosaadyada dhimman iyo wakiilada uu gobolada iyo dalka dibadiisa ku yeelanayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.