Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wiilasha iyo Gabdhaha Horseed oo guul gaaray tartanka 3x3+Sawirro

0
Sunday May 07, 2017 - 00:16:10 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilasha iyo Gabdhaha Horseed oo guul gaaray tartanka 3x3+Sawirro

    Waxaa s garoonka Wiish uu marti geliytay sddex kulan o katirsan tartanka 3x3, waxaana kulanka kowowaad ku loolamay kooxaha Horseed iyo nationlink.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa s garoonka Wiish uu marti geliytay sddex kulan o katirsan tartanka 3x3, waxaana kulanka kowowaad ku loolamay kooxaha Horseed iyo nationlink.

Horseed oo uu horkacayo Waaya aragooda Ibraahin Xuseen Nuur Abaari iyo Saxiixooda cusub Maxamed Yuusuf ayaa ayaa ka adkaatay kooxda Nationlin.


 

Kulanka oo ahaa kulan aad u adagy waxay 8-7 ay guusha ku raacday Horseed oo sidaa ku heshay guushii koowaad kulankoodi koowaad.



 

Kulanka labaad waxa fooda isku daray Wiilasha Halgan iyo Jubba Air, waxaana kulanka oo aad laysugu maxruugay ay 3-2 guusha ku raacday kooxda Jubba Air.


 

Kulanki sadddexaad waxaa isaga horyimid Gabdhaha Horseed iyo KS.Cable, waxaana kulanka oo aa du xiiso badnaa ay 6-4 guusha ku raacday Gabdhaha Horseed.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.