Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cali Iidoow oo Calanka Soomaaliya Geeyay Fiinaalka Orodka 1500 Mitir Ciyaaraha Olombikada Islaamka

0
Friday May 19, 2017 - 16:07:08 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Iidoow oo Calanka Soomaaliya Geeyay Fiinaalka Orodka 1500 Mitir Ciyaaraha Olombikada Islaamka

    Cali Iidoow Xasan oo ordka orodka 15 Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada ISlaamka ayaa usoo gudbay wareega Fiinaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Iidoow Xasan oo ordka orodka 15 Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada ISlaamka ayaa usoo gudbay wareega Fiinaalka




Cali Iidoow Xasan oo ordka orodka 1500 Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Islaamka ayaa usoo gudbay wareega Fiinaalka.


Ciyaarahanan oo ah ciyaarihii afaraad ee Olombikada Islaamka ayaa ka socda Magaalada Baku ee caasimadda dalka Aserbajan , ayuu Cali Iidoow qeybta labaad ee isreebreebka kula tartamayay ciyaaryahanada ELKAAM Fouad oo Morocco u dhashay, SHAWEEN Mohammed oo dalka Sacuudiga u dhahay, SEUREI Benson Kiplagat oo Bahrain ah iyo DZHOLOMANOV Musulman oo Kazakhstan udhashay waxuu ku dhameystay kaalinta afaraad isagoo u gudbay wareega kama dambeysta orodka 1500 mitir, isagoo kasara marayay Ciyaaryahan reer (Kazakhstan oo wareegan ku haray.



Halkan ka aqriso saacadaha ay ciyaartoyda u ku ordeen.


ELKAAM Fouad 3:54.33 Q

SHAWEEN Mohammed 3:55.95 Q

3 321 SEUREI Benson Kiplagat 3:56.96 Q

Ali Idow Hassan 3:57.83 Q

DZHOLOMANOV Musulman 3:58.27


  Calaamadda  (Q) waxay u taagan tahay ( Qualified) baasay  ama gudbay


Isreebka Reebka Orodka 1500m guud ahaan waxaa labada qeyb ee Isbreebka ku tartamay 23 ciyaaryaha waxaa Cali iidoow uuu suura geliyay inuu calanka dalkeena geeyo fiinaalkaa orodka.


Fiinaalka orodka ayaa dhici doona 20 May waxaa ku tartami doona 12 ciyaaryahan waxaana la ordi doonaan  Saacadda 4:00 galabnimo xilliga geeska Afrika,


Waaxda Warfaafinta GOS

Info.nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.