Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo tacsi u direysa Qoyska Garsoore Cartan oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Thursday June 29, 2017 - 15:23:09 in Xiriirka Kubadda Laliska by Nocsom Editor
  • Visits: 2106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo tacsi u direysa Qoyska Garsoore Cartan oo Muqdisho ku geeriyooday

    Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,


Masuuliyiina Guddiga Olombika Soomaaliyeed ee ugu horeeyo Guddoomiye C/laahi Axmed Tarabi, Xubnaha Guddiga Fulinta, Madaxda Xiriirada , Ciyaartoydii hore iyo dhammaan Bahda Isboortiga waxay tacsi tiiraanyo leh si wadajir ah ugu dirayaan Qoyskuu uu kabaxay Alle ha Unaxariistee Ex Garsoore Hore Heer Caalami Marxuum Cabdullaahi Maxamed Axmed ( Cantar Gaaboow) oo 27 Bishan June ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.



Marxuumkaayaa baryahi u dambeyay ku xanuunsanaa hoygfauu ka dagan yahay magaalada muqdisho , Waxyana alle uga baryayaan inuu naxariistii Jano ka waraabiyo ehelkii iyo qarabaadii uu ka geeriyoodayna samir iyo Iimaan Ka siiyo.


Taariikhdiisa oo kooban:


Alle U naxariistee Cantar ayaa ahaa shaqsi taariikh wanaagsan ku leh Isboortiga dalka Gaar ahaan garsoorka uu kasoo noqday 1976 garsoore heer caalami oo kubadda Koleyga iyo sidoo kale garsoore heer caalami oo Dhanka kubadda Cagta, waxuu sidoo kale qeyb ka ah macalimiintii wasaaradda Waxbarashada isagoo macalin kazoo noqday ahaa Iskuulka Saqaawadiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.