Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Shatrinjiga oo doortay guddiyo muhiim u ah hormarinta Shatrinjiga +Sawirro

0
Saturday July 29, 2017 - 22:58:27 in Xiriirka Shatranjiga by Nocsom Editor
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka Shatrinjiga oo doortay guddiyo muhiim u ah hormarinta Shatrinjiga +Sawirro

    Guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee shatrinjiga ayaa magaalada muqisho ku yeeshay kulan ay lagu dhisayay guddiga asaasiga u ah horumarinta xiriirka , waxaana shirkan kasoo qeyb galay guddiga fulinta xiriirkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee shatrinjiga ayaa magaalada muqisho ku yeeshay kulan ay lagu dhisayay guddiga asaasiga u ah horumarinta xiriirka , waxaana shirkan kasoo qeyb galay guddiga fulinta xiriirkaas.


 

 

Shirkan uu shir guddoomiyana guddoomiyaha Xiriirka soomaliyed ee Shatrinjiga Mudane Axmed Cabdi Xasan ( Wataac) ayaa xubnha guddifa fulinta kadib door iyo falan qeyn dheer waxay halkaas ku doorteen afar guddi oo dardar gelin kusamayn doona howlaha xirirka waxayna kala noqdeen.


 

1.Guddiga Anshaxa iyo abaal marinta guddoomiye Maxamed Sabriye Xasan


 

2.Guddiga waxbarashada iyo garsoorka Ustaad Cabdalla Cabdalla Cali



 

 

3.Guddiga farsamada Cabdullaahi Xasan Cali (Kuusow)


 

4.Guddiga Saxaafadda Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra).


 

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Axmed Xasan Cabdi (Wataac) ayaa kadib doorashada guddiyda cusub waxuu sheegay in guddigyadaan howshoodu tahay sidii ay u dhaqaajin lahaayeen howlaha Xiriirka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, waxbarashada ciyaarta Shataranjiga, ilaalinta sharciga iyo sidii loo dardar gelin lahaa howlaha xiriirka .


 

 

Guddoomiye Wataac ayaa dhanka kale ku booriyay Wasaaradda Waxbarashada, Dalladaha waxbarashada, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in ciyaarta Shataranjiga ay ku daraan curiculum-ka si ay ardayda uga faa’iideystaan, sidoo kale waxuu waaldiinta kula taliyay in ay xoogga saaran sidii ay u badkooda u bari lahaayeen ciyaarta Shatrinjiga isagoo tilmaamay in ardayga ciyaara Shtrinjiga uu ka wanaagsan ardayga aan ciyaarin xagag fahamka iyo kobaca aqoonta.


 Waaxda warfaafinta GOS

 Info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.