Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda kubadda kolayga Heegan oo sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka+Sawirro

0
Tuesday October 03, 2017 - 12:00:49 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda kubadda kolayga Heegan oo sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka+Sawirro

    Kooxda kubada Koleyga Heegan ayaa dheeraysatay hogaanka horyaalka kadib markii ay u awood sheegatay kooxda Singjet oo ay ku kulmeen garoonka Wiish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada Koleyga Heegan ayaa dheeraysatay hogaanka horyaalka kadib markii ay u awood sheegatay kooxda Singjet oo ay ku kulmeen garoonka Wiish.




Labadda kooxood ee kubadda koleyga signjet iyo Heegan ayaa ku kulmay garoonka wiish ee degmadda cabdulcasiis Halkaas oo uu ku dhaxmaray kulan ka tirsan wajiga labaad ee horyaalka.


 

 

Kulankaan oo laga daremaayay xamaasad aad u sareeysa labada kooxoodna ay soo bandhigeen ciyaar ay aad u jecleestaan daawada yaashii soo xaadiray garoonka ayaa ku soo idlaaday ugu danbeentiii sad gaaraya 102 oo ay la timid hogaamiya yaasha horyaalka k.kolayga Heegan iyo 23 dhibcood oo ay la timid dhigooda Signjet .



 

 

 

Waxaana xidigii ugu wanaagsanaa uguna iskoorka badnaay ciyaartaas loo doortay Cabdifataax Maxamed macow Buukaale kaasoo dhaliyay 29 dhibcood

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.