Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xilliga uu furmayo horyaalka kubadda Gacanta oo lagu dhawaaqay , yaa lagu daah furayaa?

0
Monday November 27, 2017 - 22:16:11 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga uu furmayo horyaalka kubadda Gacanta oo lagu dhawaaqay , yaa lagu daah furayaa?

    isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isniin- Muqdisho


 

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa ku dhawaaqay in uu maalinta Jimcaha si rasmi ah u furmi doono horyaalka kubadda Gacanta 2017-18.


 

Horyaalka oo ay daafacanceysa naadiga kubada Gacanta Dekedda waxaan ka qeyb galaya lix koox waxaana kulanka u horeeya wada ciyaari doona kooxaha Dekedda iyo Feero.


 

Kuanka Furitaanka ayaa maalinta Jimcaha 1-da December 2017 ka dhici doona garoonka Wiish eemagaalada Muqdisho.


 

Dhawaan naga filo jadwalka isku aadka Horyaalka oo dhameystiran.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.