Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Isku aadka horyaalka kubada Gacanta Soomaaliya 2017-18 oo lasoo saaray

0
Wednesday November 29, 2017 - 21:23:41 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka horyaalka kubada Gacanta Soomaaliya 2017-18 oo lasoo saaray

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa maanta soo saaray jadwalka isku aadka wareega hore horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha 2017-18.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa maanta soo saaray jadwalka isku aadka wareega hore horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha 2017-18.



Horyaalka oo ay ka qeyb galayaan 6 koox aya furmi doona 1-da December 2017, waxaan akulanka u horeeya wada ciyaaari doona kooxda Horyaalka daafacaneysa Dekedda iyo Fero, waxaana wareega hor elasoo gebagabeyn doona 26 December 2017.

 

Halkan ka aqriso jadwalka wareega hore ee horyaalka.

 

No

Maalinta

Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Garoonka

Saacadda

1

Jimco

01/02/2017

Dekedda Vs Fero

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

2

Isniin

04/12/2017

Heegan Vs Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

3

Talaado

05/12/2017

Signjet Vs Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

4

Khamiis

07/12/2017

Gift Star Vs Dekedda

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

5

Jimco

08/12/2017

Heegan Vs Signjet

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

6

Isniin

11/12/2017

Fero Vs Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

7

Talaado

12/12/2017

Gift Star Vs Signjet

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

8

Khamiis

14/12/2017

Dekedda Vs Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

9

Jimco

15/12/2017

Fero Vs Heegan

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

10

Isniin

18/12/2017

Singjet Vs Dekedda

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

11

Talaado

19/12/2017

Gift Star Vs Fero

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

12

Khamiis

21/12/2017

Horseed Vs Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

13

Jimco

22/12/2017

Dekedda Vs Heegan

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

14

Isniin

25/12/2017

Fero Vs Singjet

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

15

Talaado

26/12/2017

Heegan Vs Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.