Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo tartama kale duwan oo xiiso leh xustay Maalinta Olombikada Adduunka +Sawirro

0
Sunday June 24, 2018 - 15:10:55 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo tartama kale duwan oo xiiso leh xustay Maalinta Olombikada Adduunka +Sawirro

    Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta Olombika Adduunka (Olympic Day), waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombika Soomaaliyed, Madaxda Xiriirad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta Olombika Adduunka (Olympic Day), waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombika Soomaaliyed, Madaxda Xiriirada qaar kamid ah Maamulka ISboortiga Gobolka Banaadir marti sharaf kale.

 


 Munaasabadan  oo si heersare loo soo agaasimay waxaa lagu qabtay garoomada  Banaadir iyo Wiish waxaana lagu tartamay  Orodo, kubadda Koley , Kubadda Cagta iyo   Teeniis , sidoo kale waxaa garoonka Wiish  lagu soo bandhigay  ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka.

  Ardayda Iskuulada   oo Wiilal iyo dhabho  isugu jiray ayaa  ku tartamay  ciyaarahada Orodada qaybahaeeda kale duwan, dhanka kale Garoonka Wiish waxaa  koob ku aadan xuska Munaasabadda Loo dhigay  Gabdhaha Boondheere iyo dhigooda Shangaani oo ku loolamay ciyaarta kubadda Kolayga Waxaana koobka la hoyday  Gabdhaha Degmada Boondheere.

 

Munaasabadan ayaa taariikh ahaan ku astaysan 23 June Sanadwalba,  waxuuna xuskan soo bilowday 1948   iyadoo lagu  maamuusayo bilowga  curashada  Ciyaaraha olombikada Casriga  oo ku beegan 23 June 1894, bilowga hore waxaa ka qayb qaadan jiray  45 dal basle waxaa  hadda si joogta ah looga xusaa  205 dal oo caalamka oo ay  Dalkeena Soomaaliya qayb ka tahay.

 

 

 




Waaxda Warfaafinta  GOS

  Info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.