Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Soomaaliya oo guul kasoo hoysay Ciyaaraha Da'yarta qaaradda Afrika+Sawiro

0
Saturday July 21, 2018 - 15:58:48 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 4180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo guul kasoo hoysay Ciyaaraha Da'yarta qaaradda Afrika+Sawiro

    Soomaaliya ayaa guulo kasoo hoysay ciyaaraha ee da'yarta qaaradda Africa oo ka socda dalka Algeria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya ayaa guulo kasoo hoysay ciyaaraha ee da'yarta qaaradda Africa oo ka socda dalka Algeria.



Tartanka oo ah kii saddaxaad ayaa waxaa ka qayb galaya 53 dal oo qaaradda afrika waxaana Soomaaliya uga qayb galaysaa Ciyaaraha Fudud iyo Taekwondo-ga.


Ilham_Adam oo kamid ah ciyaaartoyda qaranka Taekwondo-ga ayaa guul usoo hoysay Dalkeena Soomaaliya kadib markii ay kaalinta saddaxaad ka gashay tartanka Taekwondo-ga qabyta Gabdhaha Miisaankooda ka wayn yahay 63KG iyadoo Biladda Maarta lagu abaalmariyay.



Dhanka KaleAgaasimaha Guud ee GOS , isla markaana ah Madaxa Wafdiga Ciyaartoyda Soomaaliyeed ee tartanka ka qayb galaya Cali Axmed Maxamuud (Kuukaay) ayaa ka qayb galay Shir aan caadi ahayn oo Wadamada qaaradda Afrika ku yeeshaay Algers, kaasoo looga hadlay hanaanka Doorashada Madaxwaynaha Anoca, waxaana dood dheer kadib laysku raacay in doorashadaKa dhacdo Magaalada Tokyo ee dalka Japan halkaasuu 30-ka Bisha November ka dhici doona Shirka IOC.


Ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka qayb gala ciyaaraha caalamiga ayaa sanadihi u dambeeyay is badal muuqa ka samaynayay tartamada caalami waxaana 25 bishan tartami doona Ciyaartoyda orodada ee tartanka ka qayb galaysa.


Waaxda Warfaafinta GOS

info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.