Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa aqoor koroso saddax maalin soconaya u furay Howl-wadeena Isboortiga.
Koorsasdan oo lagu
baranayo maamulka ibsoortiga waxaana ka
qayb galaya masuuliyiinta Isboortigaoo isugu jiray Guddoomiyaal iyo Xoghayn kuwaa mudada.
Tababarkan oo
xarunta GOS lagu qabanayo waxaa ka
hadlay Guddoomiyaha GOS Cabdullaahi AXmed Tarabi , waxuuna tilmaamay in Tababarkan ay GOS uga gol-leedahay in Aqoonta
maamulka ku howlan horumarinta ay sare u
qaado, isla markaana ay qayb ka tahayqorshaha Sandkan 2018.
Guddoomiyaha intaa kudaray si loo helo isboorti
horumarsan ay sare u qaadida lagama maarmaan u tahay.
" Waa sanadki labaad oo xiriir ah oo aan Koorsadan
qabanayno waxayna ka qayb galayaa sha ka muuqda kuwa sandki hore ka qayb qaatay iyo kuwa kucusub, basle hadafkeenu waa inay joogteeno koorsooyinka horumarinta dhanka a qoonta isboortiga.
Tababarkan ayaa socon
doonta muddo saddax maalin ah waxaanabixinaya Maxamed Axmed Tarabi,
Cabditaax Maxamed Ibraahim ( Biyaano)
iyo Cali Axmed Maxamuud( Kuukaay), waxaanaka qayb galayaasha ku baran
doonaan hanaanka, Qorsha Dajinta,
Maaliyada, Suuqgaynta, Agaasimida
tartmada .
GOS oo tababar aqoon kororsi u furtay Howl-wadeenada Isboortiga+Sawirro
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa aqoor koroso saddax maalin soconaya u furay Howl-wadeena Isboortiga.