Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa tababar aqoor koroso saddax maalin u soconaya usoo gebogabaysay Howl-wadeena Isboortiga dalka.
Koorsasdan oo lagu
barananay sida ugu wanaagsan ee loo horumarin marin karo isboortiga dalka,
waxaa lagu qaatay casharo ku aadan,
hanaanka maaliyadda, abaabulka tartamada,diyaarinta qorshaha sanadlaha
iyo qorshaha fog e xiriir kasta yeelan
karo, wada shaqaynta diyaarinta xulal qaran ee oo natiijo wax ku
ool ah samayn kara iyo dhamaan waxyaabaha aas-aasiga u ah horumar.
Guddoomiyaha GOS mudane Cabdullaahi Axmed Tarabi oo kasoo
qayb galay xaflada xeritaanka ayaa masuuliyiinta kooradan ka qayb kasgahy mu bogaadiyay in ay
sida ugu macquulsan xiriiradooda ugu dhaqan geliyaan casharadii ay koorsadan ka barteen, waxuuna
intaa ku daray in ay GOS ka go’an tahays
are u qaadida aqoonta qaybta kasta ooIsboortiga ah.
Waxuuna mahad celin
ballaaran usoo jeediyay macallimiinta Koorsadan bixiyay Maxamed Axmed Tarabi, Cabditaax Maxamed
Ibraahim ( Biyaano) iyo Cali Axmed
Maxamuud( Kuukaay), oo ku tilmaamay in
ay waqti iyo juhdi badan ku bixiyeen sidii ayugu faa’iidayn lahaayeen MasuuliyiintaIsboortiga dalka.
Koorsadan ayaa qayb ka ah qorshaha Horumarinta Aqoonta
qaybaha kale gedison ee Isboortiga ugu talo gashay kuwaasanadka sanadka ka dambeeya ay GOS sii ballaarinayso.
GOS oo tababar aqoon kororsi usoo gebogabaysay Howl-wadeenada Isboortiga+Sawiro
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa tababar aqoor koroso saddax maalin u soconaya usoo gebogabaysay Howl-wadeena Isboortiga dalka.