Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Soomaaliya oo ka qayb galaysa ciyaaraha da'yarta olombikada Adduunka+Sawirro

0
Thursday October 04, 2018 - 20:14:55 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo ka qayb galaysa ciyaaraha da'yarta olombikada Adduunka+Sawirro

    Waxaa garoonka Aaden Cadde ka amba-baxay wafdiga Soomaaliya uga qayb galaya Ciyaaraha Da'yarta Olombikadda Adduunka ee ka dhacaya Magaalada Beunos Aires ee dalka Argentina.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa garoonka Aaden Cadde ka amba-baxay wafdiga Soomaaliya uga qayb galaya Ciyaaraha Da'yarta Olombikadda Adduunka ee ka dhacaya Magaalada Beunos Aires ee dalka Argentina.


 

Ciyaarayahan oo ah kuwii saddaxaad ee la qabto waxaaSoomaaliya uga qayb gali doona Cabdirashiid Yuusuf Cali iyo Jiijo Xasan Maxamed oo ciyaaraha Fudud qaybtiisa Orodka ku tartami dooa waxaana safarka ku wehliya Macallinka Xulka qaranka Cabdi Guuleed, Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka ciyaaraha Fudud Faarax Cali Macallin iyo Xasan Axmed Barre oo ah madaxa Wafdiga.


 

Ciyaartoydan ayaa qayb ka ah ciyaartoyda heer qaran ee Guddiga olombikada Soomaaliyede sanadki lasoo dhaafay u diyaarinayay ciyaaraha olombikada da’yarta Adduunka iyo Ciyaaraha olombikada 2020 ka dhaci doona magaalada Tokyo ee dalka Japan, waxaana la rajaynayaa in ay natiijo wanaagsan ka keeni doonaan.



 

Tartanka oo socon doona 6-da ilaa 18 Oktoobar 2018 waxaa ka qayb galaya 4,000 oo ciyaarayahan oo ka kala socda206 dal oo caalamka waxaana lagu tartami401 qayb oo 32 dhacdo isboorti ah.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.