Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cabdullaahi Jaamac oo usoo gudbay fiinaalka orodka 1500 mitir cayaaraha da'yarta Olombikada wadamada Soonka shanaad ee Rwanda ka socda+Sawirro

0
Wednesday April 03, 2019 - 14:56:10 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Nocsom Editor
  • Visits: 3287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdullaahi Jaamac oo usoo gudbay fiinaalka orodka 1500 mitir cayaaraha da'yarta Olombikada wadamada Soonka shanaad ee Rwanda ka socda+Sawirro

    Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir oo kadib markiiuu maanta ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir oo kadib markiiuu maanta ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka.


Ciyaaryahan Cabdullaahi oo 15 bishii hore Marchkaalinta koowaad ka galaay cayaarihii ka dhacay dalka Jabuuti ayaarajo wanaagsan ka qaba inuu markale bilad kasoo hoyo tartanka da’yartaOlombikada Wadamada Soonka shanaad ee ay ku midaysan yihiin dalalka geeska Afrika, dalka Masar oo soonkan ka mid ah iyo dalka Faransa oo si marti ah kaga qayb galaya tartankan o ah markii u horaysay oo ay soonka shanaad qabtaan.


Maalinta berri ah oo ay taariikhda ku beegan tahay afarta April 2019 ayuu cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac u tartami doonaa bilada orodka 1500 mitir    cayaaraha da'yarta Olombikada wadamada  Soonka shanaad.



Dhanka kale Cabdirashiid Yuusuf ooka qayb galay orodka 800 mitir ayaa ku dhammaystay kaalinta shanaad ee    orodka.


Waaxda Warfaafinta GOS

Info@nocsom.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.