Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo qabatay tartan lagu baadigoobayo xiddigha mustaqbalka cayaaraha Fudud +Sawirro

0
Sunday July 28, 2019 - 13:23:52 in Wararka Gudaha by
  • Visits: 2848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo qabatay tartan lagu baadigoobayo xiddigha mustaqbalka cayaaraha Fudud +Sawirro

    Guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed ayaa garoonka Banaadir ee magaalada muqdisho tartanka ciyarahaha fudud oo heer iskuul ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed ayaa garoonka Banaadir ee magaalada muqdisho tartanka ciyarahaha fudud oo heer iskuul ah.

Tartankan  Iskuulada oo ay GOS ugu talo gashay baadigoobka ciyaaryahanada ciyaaraha fudud ku wanaagsan ee ku dhex jira ardayda da’da yare e dugsiyada hoose iyo dhexe, waxaana sanadkan marka kale kasoo iftiimay arday firfircoon oo ku wanaagsan orodka.


Inta uu tartanka Socday waxaa garoonka Ku sugnaa macallimiinta ciyaaraha fudud heer qaran iyo heer naadi kuwaas oo qiimeyn ku sameynayay ardayda orodka ku wanaagsan iyo qaybaha ay orodka ugu wanaagsan yihiin.



Tartanka oo wajigiisa hore iskuulada gudahooda loogu qabtay tartamo lagu soo kala saarayo aya garoonka banaadir ay Ardayda soo xaadireen iyagoo ad ugu faraxsana.


Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed oo ay ka go’an tahay soo saarista ciyaaryahano calanka soomaaliya matala natiijo wax ku ool ahna gaara ayaa baadigoobkan waday sanadihii lasoodhaafay iyadoo ciyaaryahano gobolada dalka kayimid xero loogu sameeyay gudaha dalka haddana ay ku jiraan xero tababar oo dalka Ethiopia ku taala, qorshuhu yahay diyaarinta jiilka labaad ee ku biiri lahaa xiddgaha xerada ku jira ee sanadkan bilado dahab maar kasoo hoyay tartamadii Djibouti iyo Rwanda ka dhacay ee cayaraha Fudud.


Waaxda  Warfaafinta GOS 

info@nocsom.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.