Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Soomaaliya oo guul ku bilowday cayaaraha All African Games 2019+Sawirro

0
Thursday August 22, 2019 - 10:10:22 in Xiriirka Tiyakwonduuga by
  • Visits: 3015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo guul ku bilowday cayaaraha All African Games 2019+Sawirro

    Somaaliya ayaa guul ku bilowday ciyaaraha All African Games qabtiisa Taekwondo-g oo ka furmay magaalada Rabat ee dalka Marocco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaaliya ayaa guul ku bilowday ciyaaraha All African Games qabtiisa Taekwondo-g oo ka furmay magaalada Rabat ee dalka Marocco.





Muniira Cabdiwahaaboo ka mid ah ciyaartoyda Xulka qaranka Taekwodndo-ga Soomaaliya ayaa guul ka gaartay kulankeedi koowaad ee ay tartanka ka ciyaarto.


Muniira ayaa 51- 32 dhibca ahaan kaga adkaatay Adele oo dalkaMadagascar ka soctay taaspo ay ku tartameen miisaanka 53kg.


" Guushaan waa bilow wanagsan oo dheeri gelin u ah ciyaartoydaTaekwondoga qaranka Soomaaliyeed iyo dhammaan ee xulalka kale ee tartanka ka qayb galay oo dhawaan ciyaarahooda bilaaban doona,” waxaa sidaas Nonsom.com u sheegay Madaxa Wafdiga ee tartankaMarwo Khadiijo Aadan Daahir.



Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed ayaa cayaarahan u diyaariyay Afar Xul oo kala ah Cayaaraha Fudud, Taekwondo-ga, Feerka iyo Shatrinjiga.


Ciyaaaraha All African Games waxaa marki u horaysay la qabtay1965 waxayna Soomaaliya ka qayb gashay ciyaarihii labaad ee all African games ee 1973 lagu qabtay dalka Nigeria, waxayna Somaaliyia sanadkaas kusoo guuleysatay Biladdaha dahabka ee Boodadada waxaana Bilaadas oo taariikhi ahayd Soomaaliya usoo hoyay Alle ha u naxariistee Cabdulle Nuur Waasuge.


Tarttan waxaa ka qayb galaya 54 ee qaaradda Afrika oo ku loolamaya 301 qayb oo kamid ah 26 dhacdo oo Isboorti ah.


W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda warfaafinta GOS

Info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.