Guddoomiyaha GOS Cabdullahi Axmed Tarabi iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee GOS Faadumo Cali Nuur ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qeyb galay Shirweynaha ANOC.
Shirkan waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin kor u dhaafaysa oo ka socda olombikada 204 dal oo caalamka,Guddiga Olombikada Adduunka ( IOC) Xiriirada heer caalami, iyo Guddiyada tartamada.
Shirkan waxaa looga
hadlay waxyaabihi wadamada Caalamka heer olombik u qabsoomay 14-ki bil ee lasoo dhaafay iyo guulihi laga dhaxlay ciyaarihii xeer qaarad ee kal duwanna ee la qabtay.
Waxaayabaha xoogga lagu saaray awoodda uu isboortiga u leeyahay dunida.
Masuulyiinta GOS ayaa
kulamo gaar ah la qaatay masuuliyiinta heer calami iyo heer qarad waxayna kulamaaas oo quseeyay horumarinta Isboortiga waxay kusoo dhammaadeen guul.
Dhanka kale
Masuuliyiinta GOS ayaa daawaday
cayaaraha taariikhiga ee kubadda Gacanta Xeebaha ee heer Olombik( ANOC world Beach games) oo
ay hayd marki u horyasya taariikhda ee
la qabto.
Madaxda GOS oo ka qeyb gashay Shirweynaha ANOC
Guddoomiyaha GOS Cabdullahi Axmed Tarabi iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee GOS Faadumo Cali Nuur ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qeyb galay Shirweynaha ANOC.