Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Laliska

GOS oo tartamo kala duwan ku xustay Maalinta Olombikada adduunka+Sawirro

0 Visits: 6289 | Sunday June 23, 2019 - 23:17:01
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta olombikada Adduunka taasoo 23 june Sanadka kasta looga dabaal dago dhammaan wadamada Caalamka.

Read More »

GOS oo tacsi u direysa Qoyska Garsoore Cartan oo Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 2108 | Thursday June 29, 2017 - 15:23:09
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,

Read More »

Horseed oo ku guuleystaya horyaalki 30-aad ee kubadda Laliska +Sawirro

0 Visits: 1301 | Thursday March 30, 2017 - 17:34:37
Kooxaha Dekedda iyo Horseed ayaa garoonka Wiish ku yeeshay kulanki udambeeyay horyaalka laguna xaqiijiyay cida hana karta horyaalka.

Read More »

Shirweynaha 7-aad ee doorashada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay magaalada muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1366 | Friday March 17, 2017 - 23:16:38
Shirweynahan oo ula jeedkiisu ahaa in lagu doorto hogaanka cusub ee afarta sano ee soo socata hogaamin doona Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda laliska ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay gudiga Olombikada soomaaliyeed qaar kamida xiriirada sporti ee dalka ka jira kooxaha u diiwaan Gashan…

Read More »

Tababar Kubadda Laliska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay +Sawirro

0 Sunday November 29, 2015 - 01:32:30
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya Magaalada muqdisho waxaana xaflada xeritaanka kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeeed, madaxda xiriirka kubadda La laliska, madaxda…

Read More »

Macalimiin heer caalami ah oo Tababar kubadda laliska ka bilaabay Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1608 | Monday November 16, 2015 - 22:56:31
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Gos ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar heer caalami ah uga furay macalimiin cusub oo labarayo xirfada macalinimo ee kubadda Laliska , waxaana xafladii furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga, guddiga fulinta Gos,…

Read More »

Horseed oo ku guulaysatay horyaalki 28-aad ee Kubadda Laliska+Sawirro

0 Friday October 30, 2015 - 00:32:39
Waxaa garoonka Wiish shalay galab Garoonka Wiish lagu soo gebagabeeyay horyaalki 28-aad ee kubadda laliska waxaana kulanki xeritaanka horyaalka musoo daawasho tagay masuuliyiin ka socota wasaaaradda dhalinyarda iyo isboortiga,Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta, Guddiga Olombikada Soomaliyeedm Xiriirka…

Read More »

Horyaalki 28-aa Kubadda Laliska oo Garoonka Wiish Ka furmay+Sawirro

0 Visits: 1724 | Sunday September 13, 2015 - 10:26:58
Horyaalkja 28-aad e kubadda Laliska ayaa ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho waxanaa xaflada furitanka kasoo qeyb galay masuuliyiinta ka socotay Wasaradda Dhalinyarda iyo isboortiga , Gos, Xiriirada kubadda Kolayga Gacanta ciyaraha fudud marti sharaf kale.

Read More »

Kooxaha kubada Laliska oo qalab isboorti la guddoonsiiyay xilli lagu wado in uu furmo horyaalka kubadda Laliska +Sawrro

0 Visits: 1365 | Monday September 07, 2015 - 14:26:21
Munaasabada lagu iclaaminayay xilliga uu furmayo horyaalka kubadda a Laliska isla markaana qalab isboorti lagu guddoonsiinayay kooxaha xiriirkaas ayaa ka dhacday xarunta Gos , waxaana kasoo qayb galay , masuuliyiin ka soctay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, iyo madaxda Xiriirada, Ciyaaraha fudud, Kubadda…

Read More »

Horyaalka 4aad Ee Volleyball Beach Oo La Soo Xiray

0 Visits: 2867 | Monday March 29, 2010 - 13:16:01
Waxaa xeebta AL CURUBA magaalada Muqdisho laga gabagabeeyay horyaalkii 4-aad ee Wiilasha Kubadda Laliska Xeebta [Volleyball Beach] oo socday 18-26/3/2010.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.