Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Shatranjiga

Tartanka Shatrinjiga Iskuulada oo muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

0 Visits: 1126 | Sunday December 03, 2017 - 09:02:44
Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada Muqdisho kusoo gebpgabeeyay tartanka Shatrinjiga iskuulada gobolka Banaadirkaasoo lagu qabtay Hotel Golis ee magaalada Muqdisho.,waxaana xaflada xeritaanka kasoo qeyb galay masuulyiin ka socotay xiriirka Shatrinjiga iyo ciyaartoy heer qaran ah.

Read More »

Xiriirka soomaliyeed ee shataranjiga oo daaha ka rogay tartanka shataranjiga Iskuulada+Sawirro

0 Visits: 1143 | Friday December 01, 2017 - 08:22:00
Xiriirka soomaliyeed ee shataranjiga ayaa daaha ka rogay tartanka shataranjiga ee Iskuulada gobolkan Banaadir.

Read More »

Xiriirka Shatrinjiga oo doortay guddiyo muhiim u ah hormarinta Shatrinjiga +Sawirro

0 Visits: 1400 | Saturday July 29, 2017 - 22:58:27
Guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee shatrinjiga ayaa magaalada muqisho ku yeeshay kulan ay lagu dhisayay guddiga asaasiga u ah horumarinta xiriirka , waxaana shirkan kasoo qeyb galay guddiga fulinta xiriirkaas.

Read More »

Xiriirka Shatrinjiga Soomaaliyeed oo bilaabay dhaqan gelinta Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada+Sawirro

0 Visits: 1336 | Sunday April 23, 2017 - 22:52:30
Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada muqdisho ku qabtay xaflad lagu dhqan geliyo Barashada Ciyaarta Shatrinjiga Dugsiyada, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, Madaxda Xiriirka Shatrinjiga, Uruurka ciyaartoyda shatrinjiga iyo Maamulka…

Read More »

Xiriirka ShatrinjigaSoomaliyeed oo Baaq u diray ciyaartoyda Shatrinjiga

0 Visits: 1628 | Monday February 13, 2017 - 00:16:17
Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga oo ka mid ah xiriirada door muhiika ka ciyaara tartamada heerka Caalami uu xiriirkaas ka qeyb galo ayaa baaq u diray ciyaartoyada ciyaaraha Shatrinjiga gaar ahaan kuwa da'doodu ka hooseyso 16 sano.

Read More »

Gos oo xaflad sagootin ah u sameysay Ciyaartoyda Xulka qaranka Shatrinjiga+Sawirro

0 Visits: 2101 | Monday August 29, 2016 - 12:01:15
Guddiga Olombikada Soomaaloyede ayaa xafiiskiisa ku qabtay xaflad lagu sagootinahay Ciyaartoyda xulka qaranka shatrinjiga , waxaanaf laflada lagu sagootinaya oo ka dhacday xarunta gos kasoo qeyb galay Masuuiyiin ka socotay Gos iyo Xiriirka Shatrinjiga.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.