Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Miiska

Xiriirka kubadda Miiska oo 36 garsoore tababar caalami ah Muqdisho ugu soo xeray+Sawirro

0 Visits: 1401 | Monday October 02, 2017 - 22:04:03
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa magaalada muqdisho tabababar aqoon kororsi heer caalami ah ugu soo xeray 36 garsoore oo isugu jiray kuwii hore iyo kuwa hada kucusb barashada xirfada garsoorka, waxaana xafladda xeritaanka kasoo qeyb galay, Wasaaradda dhalinyarda iyo Isboortiga, Guddiga Fulinta…

Read More »

Xiriirka kubada Miiska oo tababar heer caalami Muqdisho uga furay garsoorayaasha kubadda Miiska+Sawirro

0 Visits: 1192 | Tuesday September 26, 2017 - 14:03:05
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa magaalada muqdisho tababar heer caalami ah uga furay garsoorayaasha kubadda Miiska, waxaana xaflada furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda xiriirada, Masuuliyiinta xiriirka kubadda Miiska iyo qabiirka tababarkan…

Read More »

Maxamed Xaaji Cali oo loo doortay Guddoomiyaha Xiriirka Soomaliyeed kubadda Miiska+Sawirro

0 Visits: 1565 | Wednesday February 01, 2017 - 09:00:40
Shirwaynaha 12 Xirirka Soomaaliyeed ee kubadda Miiska kaasoo lagu dooranayay hogaanka cusub ee afarta sano ee socota ee xiriirkaas a ayaa maanta ka dhacay xarunta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho, waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay wasaardda dhalinyarada iyo Isboortiga…

Read More »

Horyaalki 22-aad kubadda Miiska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay+Sawirro

0 Visits: 1407 | Wednesday May 06, 2015 - 08:07:08
Waxaa Magaalada Muqdsiho lagu soo gebagabeeyay Horyaalki 22-aad ee Kubadda Miiska, Horyaalka oo ay ka qayb galayeen shan koox oo u ciyaaray qaab koox iyo qaab kali ah.

Read More »

Horyaalki 22-aad ee kubadda Miiska oo Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

0 Visits: 1359 | Monday May 04, 2015 - 18:19:32
Waxaa shalay magaalada Muqdisho si rasmiya uga furmay Horyaalki 22-aad ee Kubadda Miiska (Table Tennis) oo ay soo qabanqaabiyeen Masuuliyiinta Xiriirka Soomaliyeed ee kubadda Miiska waxaana ka soo qayb galay masuuliyiinka XSKM iyo madaxa amuuraha gobolada Gos Ibraahij Xuseen Cali (Roombe)

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.