Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Cagta

Wasiirada Isboortiga oo kormeertay Garoonka Banaadir

0 Visits: 1500 | Sunday December 03, 2017 - 20:18:39
Wasiirada Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta soo kormeertay garoonka kubada Cagta Stadium Banaadir ka hor furitaanka cayaaraha kubada cagta maamul gobaleedyada dalka.

Read More »

Guddoomiyaha X/S/k/C oo markii 6-aad loo doortay CECAFA

0 Visits: 1467 | Saturday December 02, 2017 - 23:56:06
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa maanta oo sabti ah marki lixaad oo xiriir ah loo doortay guddiga fulinta xiriirka kubada Cagta ee bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA, doorasho ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Elman oo ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa'uud

0 Visits: 1369 | Saturday October 28, 2017 - 16:03:28
Kooxda Elman ayaa ku guuleysatay koobka Jeneralaa Daa'uud 2017 kadib markii ay 1-0 kag adkaatay kooxda Jamhuuriya oo ay kulan xiiso leh ku yeesheen garoonka Banaadir.

Read More »

Xiriirka kubadda cagta oo Soo gabagabeeyay tababar dhanka garsoorka oo ay FIFA u qabatay Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 1290 | Sunday May 07, 2017 - 23:43:34
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta ayaa magaalada Muqdisho kusoo gebogabeeyay tababarka dhanka garsoorka oo ay FIFA u qabatay garsoorayaasha Soomaaliyeed.

Read More »

Heegan iyo Banaadir oo Barbaro isla dhaafi waayay+Sawirro

0 Saturday January 30, 2016 - 22:17:10
Kooxaha kubada cagta Heegan iyo Banaadir SC ayaa kulmay garoonka Banaadir Kulanki 25 wareega hore ee horyaalka kubada cagta 2015-16.

Read More »

FC Muqdisho oo barbaro kucelisay Dekedda +Sawirro

0 Wednesday January 27, 2016 - 23:01:54
Kooxaha kubadda cagta Dekedda iyo FC Muqdisho ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 21-aad ee horyaalka. FC Muqdisho oo raadinaysa guushii koowaad ee horyaalka ayaahogaanka cayaarta la wareegtay daqiiqadi 3-aad waxaa goolka u dhaliyay kabtanka kooxda Ayuub Yaxye Xaaji. basle waxaa 2ool…

Read More »

Saxafi oo Garaacday Elman+Sawirro

0 Visits: 1531 |
Kooxaha Saxafi iyo Elman aya ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 22 ee horyaalka waxayna soo bandhigeen cayaar weerar iyo weerar celis ah , waxaana qaybta hore algua kala nastay 0-0

Read More »

Kooxda Banaadir SC oo garaacday Jeenyo oo 10 cayaaryahan ah

0 Saturday January 23, 2016 - 12:54:01
Kooxda kubada cagta BanaadirSC ayaa 2-0 kaga dkaatay kooxda Jeenyo oo ay kulan dada ku yeesheen aroonak Banaadir.

Read More »

Xaflad lagu weynaynayo guushii Soomaliya kasoo hoysay Abaalmarinadii Caf oo muqdisho lagu qabatay +Sawirro

0 Tuesday January 19, 2016 - 11:51:23
Xafladan oo lagua weynaynayay guushii Xiriirka kubada caga umadda Soomaaliyeed uga soo hoyay abaalmarinadii Caf ee hoganka ugu wanaagsan qaradda Afrika ayaa ka dhacday magaalada muqdisho waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Taliyaha ciidanka Asluubta, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Xiriirka…

Read More »

Cabdiqani Saciid Carab oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Cecafa+Sawirro

0 Tuesday January 05, 2016 - 10:18:55
Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabadiqani Saciid Carab ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Bariga iyo Bartahama Afrika (Cecafa).

Read More »

Xiriirka Kubada cagta oo tababar dhanka maamulka muqdisho uga furay madaxda isboortiga Gobolada dalka+Sawirro

0 Wednesday December 30, 2015 - 10:21:23
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa maagalada Muqdisho tababar sare loogu qaadayo aqoonta maaulka isboortiga ee gobolda dalka ka furay waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay guddoomiyahya Guddiga Olombikada Cabdulahi Axmed Tarabi , Guddiga Fulinta xirirka kubada cagta iyo wakiidla isboortiga…

Read More »

Horyaalka kubada cagta 2015-16 oo Furmay iyo Heegan oo Guuldarro ku bilowday

0 Tuesday December 29, 2015 - 11:30:20
Horyaalka heerka koowad ee kubada cagta dalka 2015-16 ayaa shalay galab ka furmay garoonka Banaadir ,waxaanan xafadlaii furitaanka kasoo qayb galay guddiga Fulinta xiriirka kubada cagta.

Read More »

kooxda Horseed gaarcday Heegan kuna guulaystatay Super Cup- Xilli ay 9 cayaaryahan ku cayaaraysay

0 Friday December 25, 2015 - 08:26:57
Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa ku guulaysatay koobka Super ee kubadad cagta 2015 kadib marki ay rigoorayaal 3-1 kaga adkaatay kooxda Heegan .

Read More »

Xiriirka Kubadda cagta oo soo saaray isku aadka horyaalka 2015-16 , Xilli Kulanka ugu adag lagu daah furayo

0 Tuesday December 22, 2015 - 08:38:25
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saaray jadwalka horyaalka kubadda cagta dalka 2015-16 .

Read More »

Kooxda Horseed oo ku guulaysatay koobka Jeneraal Daa'uud+Sawirro

0 Thursday December 17, 2015 - 09:01:56
Kooxda Kubbadda cagta Horseed ayaa galabta ku guulaystay koobka Jeraal Daa'uud kadib marki ay ka adkaatay kooxda Heegan kulanki ugu horeeyay koobka oo si toos ah loo daawado.

Read More »

Daawo Sawiradda Xulka Qaranka oo dalka ka amba baxay iyo liiska ciyaartoyda safartay

0 Thursday November 19, 2015 - 15:00:26
Xulka qaranka kubadda cagt dalka ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Ethiopia oo ay uga qayb galayaan ciyaaraha bariga iyo bartamaha afrika (Cecafa Cup 2015)

Read More »

Koobka Jenaraal Daa'uud oo Furmay iyo Banaadir oo guul ku daah furtay +Sawirro

0 Visits: 1567 | Wednesday October 21, 2015 - 21:23:56
Xiriirka Soomaaliyeed kubadda Cagta ayaa shalay garoonka Banaadir ku daah furay koobka J3naraal Daa'uud , waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin ka socota ciidanka Xoogga dalka iyo Xiriirka Kubadda Cagta.

Read More »

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Oo Dadlka Ka Amba baxay +Sawirro

0 Visits: 1511 | Tuesday September 08, 2015 - 14:32:51
Xulka qaranka kubaddda Soomaaliya ayaa maanta ka ambaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee Magaalaa Muqdisho iyagoo kusii jeeda Magaalaa Adis- Ababa ee Dalka ethiopia oo ay ku ciyaari doonaan lugta hore ee isreebreebka koobka aduunk sanadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.

Read More »

Xulka qaranka Kubadda Cagta oo Xaflad heer sare lagu sagootiyay +Sawirro

0 Visits: 1506 | Monday September 07, 2015 - 14:32:11
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta ayaa xaflad heer sare oo lagu sagootinayay ciyaartoyda xulka qaranka maanta muqddisho ku qabtay waxaana kasoo qayb galay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isoortiga Maxamed Cabddulaahi Xasan Nuux , Wasiirk arimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa, Guddoomiyaha Gos…

Read More »

Garoonka kubadda Cagta Jaamacadaha Oo lagu Bilaabay Dhigida Cawska Macmalka+Sawirro

0 Visits: 1974 | Wednesday June 03, 2015 - 18:16:55
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa garoonka Jaamacadaha degmada Hodon ee gobolka Banaadir ka bilaabay dhigida Cowska macmalka iyadoo garoonka ay ku socdaan dhismo guud oo heer caalami looga dhiyo.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.