Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Calanka Soomaaliya oo laga dhex taagay tuulada Olimbikada ee London 2012.

0 Visits: 2604 | Saturday July 21, 2012 - 16:01:06
Xaflad calan saar ahayd oo ay soo agaasimeen guddiga qabanqaabada cayaaraha Olimbikada adduunka ee London 2012 looguna tala galay in lagu tumo astaanta laguna saaro calanka dalka Soomaaliya ayaa shalay ka dhacday tuulada Olimbikada ee magaalada London.

Read More »

Madaxda GOS oo London ka bilaabay kulamo muhiim u ah horumarka GOS.

0 Visits: 2080 | Saturday July 14, 2012 - 18:36:21
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax iyo madaxa wafdiga Soomaaliyeed ee ka qaybgalaya cayaaraha Olimbikada adduunka Cumar Baarajab ayaa kulan aad muhiim ugu ahaa horumarka GOS waxa ay magaalada London kula yeesheen shirkad ayadu ka caawisa hay’adaha Sport ga maamula…

Read More »

Wafdiga Soomaaliya u matalaya London 2012 oo la siiyey dalku galkii Ingiriiska.

0 Visits: 2276 | Wednesday July 11, 2012 - 23:22:41
Safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan dalka Soomaaliya Matt Bought iyo xubno ka socday safaaraddiisa ayaa maanta tagay magaalada Mogadishu si ay u soo dhamaystiraan dalku galkii orodyahanada iyo wafdiga Soomaaliyeed ee ka qaybgalaya tartanka cayaaraha Olimbikada adduunka oo bishan 27 keeda ka furmi…

Read More »

Hormuud Telecom oo dhiseysa Garoonka 1-da July

0 Visits: 2101 | Saturday July 07, 2012 - 19:26:29
Hormuud Telecom oo ah tan ugu weyn shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa dib u dayactirid ku bilowday garoonka kubada koleyga 1-da July oo dhibaato xoogani kasoo gaartay dagaaladii dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho.

Read More »

GOS oo magacawday hogaanka wafdiga Soomaalida ee London 2012 iyo orodyahano.

0 Visits: 2214 | Saturday July 07, 2012 - 16:07:46
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in macalinka xulka wiilasha kubadda kolayga Soomaaliyeed ahna cayaaryahankii hore ee naadigii Jeenyo iyo xulkii qaranka Cumar C/Qaadir Baarajab uu noqon doono madaxa wafdiga Soomaaliyeed ee ka qaybgalaya cayaaraha olimbikada adduunka oo bishan 27 keeda…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgeleysa tartanka Olombikada Adduunka ee London ka furmi doona.

0 Visits: 5529 | Thursday July 05, 2012 - 14:39:44
Mas’uuliyiin Isboorti iyo Ciyaartoy ka socda dalka Soomaaliya ayaa ka qeybgeleysa tartanka Olombikada Adduunka oo 27-ka bishan ka furmi doona magaalada London ee dalka Britain.

Read More »

Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo shaaciyey in uu yeeshay Facebook iyo Twitter.

0 Visits: 1804 | Saturday June 30, 2012 - 18:36:53
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay yeesheen boggaga bulshada ee Facebook iyo Twitter si ay bulshawaynta Soomaaliyeed ee ayagu jecel in ay la socdaan dhaqdhaqaaqooda ugu fududaato helidda xogaha dhabta ah ee guddigan gaar ahaan diyaargarawga iyo ka qaybgalka cayaaraha Olimbikada adduunka…

Read More »

Maalinta Olimbikada adduunka oo laga xusay Soomaaliya.

0 Visits: 2074 | Monday June 25, 2012 - 20:38:59
Waxaa maalinimadii Sabtidi ahayd kuna beegnayd 23 ka bisha June magaalada Mogadishu ee xarunta dalka Somalia looga dabaaldegay xuska maalinta olimbikada adduunka oo markii ugu horeysay muddo ka badan labaatan sano u dhacday si aan horey loo arag maadaama nabadgelyada magaalada Mogadishu ay xiligan aad…

Read More »

Madaxda Sport ga Soomaaliyeed oo si wadajir ah u soo kormeeray dhismayaashii burburay.

0 Visits: 1778 | Thursday June 21, 2012 - 19:56:35
Madaxda ugu saraysa hay’adaha Sport ga dalka ee wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha iyo Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa ayaa waxa ay maalinimadii Arbacadii kormeer ay ugu kuurgalayeen heerka uu gaarsiisan yahay burburka baaxadda leh ee soo gaaray garoomadii cayaaraha iyo dhismayaashii…

Read More »

Xasan Elman iyo Xaaji Colow oo lagu dabiibayo Imaaraadka Carabta.

0 Visits: 1934 | Thursday June 07, 2012 - 15:29:43
Guddoomiye-ku xigeenka guddiga olimbikada soomaaliyeed Xasan Cali Axmed (Xasan Elman) iyo guddoomiyaha xiriirka Soomaliyeed ee Feerka Maxamed Cali Colow (Xaaji Colow) ayaa waxaa usbuucyadii ugu dambeeyey ku sugnaayeen magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carbta halkaasoo lagu dabiibayo dhaawacyadii ka…

Read More »

LLPP Jeenyo iyo Saxafi oo bar bardhac galay.

0 Visits: 1805 | Thursday June 07, 2012 - 14:24:20
Iyadoo horyaalka kubada cagta Soomaaliya ee heerka 1-aad 2012 uu shalay galay maalintii 2-aad ayaa ciyaartii shalay waxaa isaga hor yimid kooxaha kala ah LLPP Jeenyo iyo Saxafi Hotel, cayaartaas oo ahayd mid aad u adag dadweyne aad u farabadana ay kasoo qeyb galeen daawashadeeda.

Read More »

Tartanka dugsiyada K/Gacanta oo furmay

0 Visits: 1784 | Saturday June 02, 2012 - 10:46:25
Markii ugu horeysay muddo dhowr sanadood ah ayaa ardayda soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdsiho waxaa ay ku tartamayaan cayaarta kubada gacanta oo ka dheceysa garoonka arradan ee 1-da Luulyo Ex 21-ka October ee ku yaala degmada Cabdi Casiis ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Munaasabada IAAF Day oo la qabtay.

0 Visits: 1808 | Wednesday May 30, 2012 - 11:13:15
Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa si weyn u maamuusay boqol sano guuradii kasoo wareegatay aas-aaska ciyaaraha fudud ee Aduunka, iyo 17-sano guuradii IAAF Day taasi oo caalamka oo dhan si isku mida loogu dabaaldegey.

Read More »

GOS oo ganacsatada ugu baaqday in ay Sport-iga maalgeliso

0 Visits: 1813 | Tuesday May 29, 2012 - 09:57:05
Iyadoo hada uu Isboortiga Soomaaliya si buuxda ugasoo kabsanayo dagaalada dalka ka jiray mudada dheer ayaa guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duran Axmed Faarax waxaa uu ganacsatada soomaaliyeed ugu baaqay in ay gacan ka geystaan horumarinta Isboortiga dalka marka loo eego dhanka maalgelinta…

Read More »

Ku-simaha guddoomiyaha GOS oo ka qaybgalay xaflad soo dhawayn iyo duco ahayd.

0 Visits: 1918 | Tuesday May 22, 2012 - 02:30:57
Ku-simaha xilka guddoomiyaha guddiga olimbikada Soomaaliyeed mudane Duraan Axmed Faarax ayaa magaalada London bahda sport ga ugala qaybgalay xaflad cashi sharaf ahayd oo lagu soo dhawaynayey looguna tacsiyeynayey garsoore Xasan aaden Xaaji Yabarow (Wiish.

Read More »

Buuga tacsida guddoomiyihii GOS (Aaden X Yabarow).

0 Visits: 1665 | Thursday May 17, 2012 - 02:26:27
Ka dib dhacdadii naxdinta lahayd oo bishii April 4 teedii ka dhacday golaha murtida iyo madadaalada uuna ku geeriyooday alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee GOS Aaden xaaji Yabarow (Wiish) waxaa xafiiska GOS soo gaarayey qoraalo xambaarsan tacsi kuwaasoo ay soo kala direen madaxda sport ga adduunka…

Read More »

IOC da oo balan qaaday in ay xarun caalami ah u dhisi doonto Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed.

0 Visits: 1743 | Friday May 11, 2012 - 00:12:32
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Adduunka (IOC) Dr Jacque Rogue oo uu wehliyo madaxa midaynta iyo caawimaadda guddiyada xubnaha ka ah IOC (olympic Solidarity) Pere Miro ayaa maanta magaalada Moscow ku qaabilay wasiiru-dawlaha wasaaradda dhalinyarada iyo sport ga C/Laahi Sh Cali (Qaloocow) iyo gud-kuxigeenka…

Read More »

Shirwaynihii xubnaha ANOC iyo wasaaradaha sport ga dunida oo Moscow ka furmaya.

0 Visits: 1963 | Friday May 11, 2012 - 00:07:07
Waxaa magaalada Moscow ku sugan wasiiru-dawlaha wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha ee dawladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya C/Laahi Sheakh Cali (Qoorleex) iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga olimbikada soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax si ay uga qaybgalaan shirwaynaha xubnaha ururka ANOC iyo wasiirada…

Read More »

Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen guddiga OS iyo madaxda xiriirada.

0 Visits: 1968 | Friday May 11, 2012 - 00:02:31
Waxaa shalay oo Sabti ahayd 07/04 kulan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Mogadishu guddiga fulinta GOS iyo madaxda xiriirada. Kulnkaan oo uu guddominayey G/X 1aad ee Gidiga Olympikada Soomaaliyeed Mudane Duran Farah ayaa waxaa uu ku saabsana wada tashi guud ka dib geerida naxdinta laheyd ee ku timid…

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Bahda Cayaaraha Soomaaliyeed.

0 Visits: 1688 | Thursday May 10, 2012 - 23:53:43
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka…

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.