Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Gacanta

Maxamed Xuurshe Xasan Guddoomiye Nuur Maye cusman Xog-haye Guud Address: DHL Mogadishu - Somalia Tel: +25250 699 444448 Fax: +252 62 90 33333 Email: somalihandballfederation@yahoo.com Eenoow77@hotmail.com
Recently added under this category

Horyaalki 6-aad kubadda Gacanta Gabadhaha Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

0 Visits: 1228 | Thursday September 10, 2015 - 23:07:47
Horyaalki 6-aad Gabdha kubadda Gacanta ayaa ka furmay garoonka Wiish, waxaana xafladda furitaanka kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socototay wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda Xiriirada, Kubadda Kolayga, ciyaaraha Fudud , masuuliyiinta Xiriirka kubadda Gacanta…

Read More »

Kooxda Heegan oo guul kusoo xertay wareegga Koowaad ee HoryaalkaKUbaa Gacanta+Sawirro

0 Visits: 1171 | Tuesday September 08, 2015 - 13:34:06
Kooxda Kubadda Gacanta Heegan ayaa guul kusoo afmayrtay kulankii ugu dambeeyay wareegga Koowaa ee horyaalka kubadda Gacanta Wiilsha kaddib marki ay ka akaatay kooxda Gaaiidka.

Read More »

Kubbada Gacanta: Horseed oo ka adkaatay feero

0 Visits: 1127 | Saturday September 05, 2015 - 11:14:37
Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Feero ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

Read More »

Heegan oo goolal sida daadka ugu shubtay Feero +Sawirro

0 Visits: 1147 | Thursday September 03, 2015 - 10:38:02
Kooxda kubadda Gacanta Heegan ayaa guualdaro culus dusha u saarisay kooxda Feero kulan katirsan horyaalka kubaa Gacantya Wiilasha.

Read More »

Tartanka Kubbada Gacanta: Dekedda oo xasuuqday Gadiidka+Sawirro

0 Visits: 1283 | Tuesday September 01, 2015 - 10:32:33
Kooxaha kubadda Gacanta Dekeddaha iyo Gadiidka ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

Read More »

Maxay Kukala baxeen Horseed iyo Heegan.

0 Visits: 1185 | Saturday August 29, 2015 - 10:25:59
Kooxaha kubadda Gacanta Horseed iyo Heegan ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

Read More »

Xiriirka Kubadda Gacanta oo Ganaax Culus dul DHigay kooxda I.L.S

0 Visits: 1036 | Wednesday August 26, 2015 - 10:11:59
Madaxda Xiriirka kubadda Gacanta oo kulan ay go'aan uga gaarayaan kooxda I.L.S ku yeeeshay xafiiskooda Muqdisho ayaa go'aamiyay in kooxda I.L.S laga saaro tartanka kubadda Gacanta ee Wiilasha iyaga oo sidoo kale dib ugala laabtay aqoonsigii kooxnimo ee xiriirka kubadda Gacanta.

Read More »

Horyaalka kubada gacanta: kooxda Horseed oo garaacday Feero

0 Visits: 1058 | Tuesday August 25, 2015 - 10:18:06
Kooxaha kubadda Gacanat Horseed iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

Read More »

Kubadda Gacanta :Dekedda oo Garaacday Feero

0 Saturday August 22, 2015 - 09:59:26
Kooxaha kubadda Gacanta Dekedda iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan tirsan horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

Read More »

Dekedda oo garaacday Horseed kadib ciyaar laysku xiiqay+Sawirro

0 Friday August 14, 2015 - 01:10:07
Kooxda Dekedda oo kulankii koowad ee horyaalka guuldaro la soo kulantay ayaa ciyaartan garoonka ku soo gashay in ay gaarto guushii uGu horeysay iyadoo guuldaro kale oo ay la kulantaa hoos u dhigaysay rajadeeda horyaalka.

Read More »

Kubadda Gacanta: Heegan oo Dirqi Kaga adkaatay Dekedda +Sawirro

0 Visits: 1022 | Monday August 10, 2015 - 00:55:57
Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Dekedda ayaa shalay galab ku kulmay kulan katirsan horyaalka 16-aad Wiilasha kubadda Gacanta.

Read More »

Horyaalki 16-aad Wiilasha Kubadda Gacanta oo Muqdisho Ka Furmay +Sawirro

0 Visits: 1380 | Sunday August 09, 2015 - 16:13:54
Munaasabdadda furtinaaka horyaalkii 16-aad ee Wiilsha Kubadad Gacanta ayaa maanta ka dhacday Garoonka Wiish,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga, Madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda xiriirada kubadda cagta, Kolayga, Laliska ,Ciyaaraha Fudud…

Read More »

Horyaalka Wiilasha kubadda Gacanta oo Isku Aadkiisa la soo saaray+Sawirro

0 Visits: 988 | Wednesday July 29, 2015 - 13:36:10
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen masuuliyiinta Xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.

Read More »

Gabdhaha Heegan oo ku guulaystay Horyaalka 5-aad kubada gacanta Soomaaliya

0 Visits: 1528 | Saturday January 03, 2015 - 13:53:05
Naadiga Gabdhaha Heegan ayaa ku guuleystay Horyaalkii 5-aad ee Kubadda Gacanta Haweenka oo shalay lagu soo gabo-gabeeyay Garoonka Kubadda Kolayga wiish Stadium (Ex-Luujino) Degmada C/casiis ee gobolka banaadir iyadoo horyaalkaa ay ka qeyb galeen ilaa afar kooxood oo heerka koobaad ah.

Read More »

XSKG oo si rasmi ah u furay Horyaalkii 15-aad ee kubadda gacanta.

0 Visits: 1412 | Thursday October 16, 2014 - 02:09:35
Horyaalkii 15-aad ee Kubadda gacanta ayaa si rasmiya uga bilowdey garoonka qeybaha kala duwan ciyaaraha lagu cayaaro ee Wiish Stadium exluugino degmada C/casiis ee gobolka banaadir.

Read More »

Tababarka Tababarayaasha Kubadda Gacanta Soomaaliya Oo Ka Furmay Djibouti

0 Visits: 2272 | Saturday February 13, 2010 - 16:33:32
Djibouti: Magaalada Djibouti waxaa si rasmi ah uga furmay tababarka Tababarayaasha Kubadda Gacanta heerka 1-aad [IHF/OS-Coaching Course Level : Beginners-Advanced ]oo ay soo qabaqanqabiyeen IHF iyadoo ay maalgelinayso Olympic Solidarity, wuxuuna soconaya 12-19-0/02/2010.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2023     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.