Last update: Sunday, June 23 2019 - 23:17:01
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Cagta

Kooxda Banaadir SC oo Guushii Ugu Horeysay Ka Gaartay Jeenyo Heegana u Gacan gelisay Horyaalka +Sawirro

0 Visits: 565 | Tuesday June 02, 2015 - 02:17:05
Kooxda kubadad cagta Banaadir SC ayaa galabta marki ugu horeysay guul ka gaartay kooxda Jeenyo kualn katirsan horyaalka kubada cagta Dalka Nationlink Championship 2014-15 oo ay labada koox ku yeesheen garoonka Banaadir.

Read More »

Heegan oo guul ka gaartay dekedda kuna dhawaatay Hanashada Horyaalka

0 Visits: 673 | Saturday May 30, 2015 - 10:47:27
Kooxda kubada cagta Heegan ayaa ka adkaatay Dekedda kulan ka tirsan horyaalka kubada cagta dalka Nationlink Championship 2014-15 kulan ay labada koox galabta ku yeesheen Garoonka Banaadir.

Read More »

Kooxda Kubada cagta Jeenyo oo garaacday Saxafi+Sawirro

0 Visits: 601 | Wednesday May 27, 2015 - 16:23:15
Kooxaha kubada cagta Jeenyo iyo Saxafi ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta dalka Nationlink Championship 2014-15.

Read More »

XSKC oo imtiixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayasha kubadda cagta+Sawirro

0 Visits: 574 | Saturday May 23, 2015 - 12:38:35
Waaxda jirdhista iyo diyaarta garsoorka kubada cagta ayaa imtixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayaasha kubada cagta dalka,

Read More »

Jeenyo oo Ku Guulaysatay koobka 15 May xili uu kasoo qayb galay Madaxwayne Dalka Xasan Shiikh+Sawirro

0 Visits: 511 | Sunday May 17, 2015 - 11:59:53
Madaxwayanaha dalka Xasan Shikh Maxamuud iyo wafdi Balaaran oo isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ayaa maanta ka qayb galay ciyaar lagu xusayay sanad guuradi 72 ee ka soo wareegtay aasaaski ururka dhalinyarda Soomaliyeed SYL.

Read More »

Fifa oo Oo muqdisho ku soo Xirtay tababar Heer Sare oo ay u qabatay Macalimiinta iyo garsoorayaasha kubadda Cagta Dalka+Sawirro

0 Visits: 474 | Monday May 04, 2015 - 17:15:39
Xiriirka kubadda cgata Aduunka (Fifa) ayaa maanta magaalada muqdisho ku soo gebogabeeyay smeinaar FIFA MA Course kaasoo loo qabtay macaliimiinta garsoorka iyo garsorayaasha kubada cagta dalka , waxaana bixinayay laba macalin ka scotay Fifa.

Read More »

FIFA oo Seminaar Heer Caalami ah Muqdisho uga furtay Garsoorayaasha kubadda cagta Dalka+Sawirro

0 Visits: 11505 | Wednesday April 29, 2015 - 09:33:33
Munaasabadda furitaanka seminaarka , waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarad iyo isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, madaxada xiriirada ,guddiga Fulinta xiriirka kubadda cagta Macalimiinta Seminaarkan bixinaysan oo u dhashay dalalka Masar iyo Jordan.iyo garsoorayaasha…

Read More »

Ciyaartoyda Xulka Soomaaliya oo dalka Ka Ambabaxay +Sawirro

0 Visits: 583 | Friday April 24, 2015 - 08:36:25
Xaflad lagu sagootinayay ciyaartoyda 23-jirada xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya oo ka qaybgalaya isreerb reebka ciyaaraha Olombikada Aduunka ayaa ka dhacaday magaaladaa Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux , Xogahayaha Gos Duraan…

Read More »

ELman iyo Banaadir SC oo barbaro isla dhaafi waayay

0 Visits: 531 | Tuesday April 14, 2015 - 19:20:30
Kooxaha kubada cagta ELman iyo Banaadir SC ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan wareega labaad ee horyaalka kubada cagta dalka nationlink Championship 2014-15.

Read More »

Kooxda Heegan oo laba koob ku guulaysatay todobaad gudahiis hogaankana dheeraysatay.

0 Visits: 450 | Tuesday April 14, 2015 - 13:18:18
kooxda Kubada cgata Heegan 4-1 ku garaacday kooxda Savaana kulanka tirsan horyaalka kubada cgatdalka nationlink Championship 2014-15.

Read More »

Wasiirka dhalinyarada iyo sportga oo kormeeray garoomada cayaaraha.

0 Visits: 755 | Wednesday April 01, 2015 - 20:21:31
Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo ay wehliyeen guddoomiyaha GOS, guddoomiyayaal xiriiro iyo xubno ka tirsan GOS iyo Xiriirka kubada cagta ayaa manta kormeer uu ugu kuurgalayo garoomada cayaaraha ku soo maray garoomo kala duwan.

Read More »

Dekedda oo guul muhiim ah ka gaartay Elman+Sawirro

0 Visits: 476 | Saturday March 28, 2015 - 12:50:10
Kooxda kubadda cagta ee Dekedda ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Elman kulan ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta dalka (Nationlink Championship 2014-15).

Read More »

Kooxda Gaadiika oo garaacday Banaadir SC kulanki ugu guduudka Badnaa horyaalka+Sawirro

0 Visits: 528 | Tuesday March 24, 2015 - 14:52:41
Kooxda kubadda cagta Gaadiidka ayaa 2-1 kaga adkaatay kooxda Banaadir Sports Club kulan ka tirsanaa horyaalka kubada cagta dalka. (Nationlink Championship 2014-15).

Read More »

Kooxda Heegan oo la wareegtay hogaanka Horyaalka Kadib guul ay ka gaartay Jeenyo+Sawirro

0 Visits: 734 | Saturday March 21, 2015 - 14:53:21
Kooxda Kubadda cagta Heegan ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Jeenyo kulan ka tirsan horyaalka kubadda cagta dalka( Nationlink Championship 2014-15).

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo loo magaacabay in ay dhex dhexaadiyaan Ciyaaro caalami ah.

0 Visits: 495 | Wednesday March 11, 2015 - 12:53:31
Xiriirka kubadda cagta ee qaarada AFrika (Caf) ayaa Garsoorayaasha heerka Caalami ee kubadda cagta dalkeena u soo magacaabay in ay dhex dhexaadiyaan kulan ka tirsan koobka koobabka qaarada Afrika ( Caf Confedration Cup)

Read More »

Banaadir iyo Heegan oo barbaro ku kalatagay

0 Visits: 849 | Wednesday March 11, 2015 - 12:46:01
Kooxaha kubadda Cagta Heegan iyo Banaadir Sports Club ayaa shalay galab ku kulmay Garoonka Banaadir kulani 43 wareega hore ee horyaalka kubadda cagta Dalka Nationlink Championship 2014-15.

Read More »

Kooxda ELman oo guul ku soo xirtay kulankeedii ugu dambeeyay Wareega Horeee horyaalka+Sawirro

0 Visits: 856 | Tuesday March 10, 2015 - 13:05:53
Kooxda ugu guulaha badan horyaalka kubadda cagta dalka 24 sano ee la soo dhaafay Elman ayaa guul ku soo xirtay kulankeedii ugu dambeeyay wareega koobaad horyaalka kubadda cagta dalka Nationlink Championship 2014-15.

Read More »

Kooxda Jeenyo Hogaanka Horyaalka kubada cagta La wareegtay +Sawirro

0 Visits: 3369 | Monday March 09, 2015 - 10:47:28
Kooxaha kubadda cagta Horseed iyo Jeenyo ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 41-aad wareega hore horyaalka kubadda cagta Soomaaliya 2014-15.

Read More »

Xiriirka Kubada Cagta oo Shaaca ka qaaday tababaro lagu qabanayo Kismaayo

0 Visits: 493 | Saturday January 03, 2015 - 13:50:20
Kaddib doorashadii sida dimoqodaadiga ah ku dhacday ee maamulka kubada cagta gobalka Jubbada Hoose iyadoo wax faragelin ah uusan ku sameyn maamulka dowliga ah ee halkaa ka dhisan ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta waxaa uu gobalka Jubbada Hoose u caleema saaray in uu noqdo meesha ugu horesa…

Read More »

UAFA iyo Soomaaliya oo Wada Shaqeyn ku balamay

0 Visits: 435 | Monday November 24, 2014 - 19:21:19
Madaxweynaha la doortay ee Midowga xiriirada kubada cagta ee wadamada carabta, (UAFA), Turki Bin Khalid Bin Faisal Al Saud, ayaa ku dhawaaqay marxalad cusub oo ku aadan wada shaqeyn uu la sameynayo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2019     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.