Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Xoghayaha GOS Duraan faarax oo loo magacaabey xubin sare NOC, ANOCA‏

0 Visits: 1325 | Saturday March 08, 2014 - 14:28:57
Gudiga Olombikada Aduunka iyo kan  qaaradda Africa ee ANOCA ayaa Xubin buuxda u magacaabay xoghayaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS Duraan Axmed Faarax,kadib war saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha ANOCA General Plenfo,kaasi oo saxaafadda loo kala direy.

Read More »

Olympic Africa iyo Barcelona Fc oo si rasmi ah u dhaqan geliyey Xarunta cusub ee Soomaaliya + Sawiro

0 Visits: 1320 | Wednesday February 19, 2014 - 16:34:32
Iyadoo Gudiga Olombikada Caalamiga IOC oo kaashaneysa qeybta OlymAfrica caasimadda Soomaliya ee Muqdisho u soo dirtay Qabiir dhinaca Kubadda Cagta tababarayaasha ah,ayaa waxaa maanta lasoo xirey tababarkii macalimiinta dugsiyada ee mudada sadexda cisho uga socdey xarunta Cusub ee soo saarista ciyaartoyda…

Read More »

Olympic Africa oo kaashaneysa Barcelona oo Seminaar Tababarayaasha K.cagta ka furay Muqdisho + Sawiro

0 Visits: 1301 | Sunday February 16, 2014 - 21:47:03
Gudiga Olombikada Caalamka ee IOC qeybteeda OlympicAfrica ayaa Muqdisho ka furey tababar dhinaca macalimiinka Kubadda cagta ee Dugsiyada iyo jaamacadaha,iyadoo hey’adda ugu sareysa Sportiga dalka ee GOS ay qeyb ka tahay dadaalada iyo Horumarinta Sportiga ee ay horey u balan qaadeen.

Read More »

Guddiga Olombikada oo seminaar iyo Tartan Orodo ku qabtey Muqdisho +sawiro

0 Visits: 1317 | Sunday January 12, 2014 - 16:42:40
Iyadoo weli Guddiga Olombikada Soomaaalieed ee GOS ku howlan yihiin barnaamijka Horumarinta ciyaartoyda Da’yarta ah ee (Grass Roots) ayaa waxaa ay Muqdisho ku qabteen tartamo ciyaaraha Fudud ee Dugsiyada iyo seminar dhinaca Nabadda iyo Sportiga ah oo socdey 2 cisho.

Read More »

GOS oo qalab sport guddoonsiisay maamulka sport ga Jubbaland.

0 Visits: 1382 | Thursday January 09, 2014 - 02:00:38
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed asagoo ka duulaya barnaamijka horumarinta Sport ga ee da’yarta oo uu dhawaantan shaaciyey ayuu waxa uu maanta qalab sport oo isugu jira kubadda cagta, kolayga iyo cayaaraha fudud ku wareejiyey maamulka sport ga ee Jubbaland.

Read More »

GOS oo Seminaar dhinaca Horumarinta Sportiga jiilka cusub ku qabtay Muqdisho+sawiro

0 Visits: 1349 | Tuesday January 07, 2014 - 19:04:03
Iyadoo laga duulaayo hadafka dhinaca horumarinta Sportiga qeybihiisa kala duwan ee ay madaxda Olombikadu hore u balan qaadeen ayaa waxaa Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee (GOS) seminaar dhinaca horumarinta iyo kobcinta Jiilka cusub ee dhinaca Sportiga ah ku qabtay Hotelka Shamo ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay shir-sanadeedka 2014 + Sawiro

0 Visits: 1428 | Friday January 03, 2014 - 17:30:26
Guddiga Olombikada Soomaliya ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku qabtay shir-sanadeedkii guddiga Olombikada kaasi oo 1-2 bisha janaury ka socdey hotelka Shamow,

Read More »

GOS oo magaalada Muqdishu ka furay aqoon-iswaydaarsi.

0 Visits: 1328 | Tuesday December 24, 2013 - 19:28:52
Waxaa lagu qabtay magaalada Mogadishu aqoon is waydaarsi ay kasoo qeyb galeen macalimiinta Physical Education (PE) ee iskuulaadka gobolka Banaadir, kuna aadanaa sidii loo dardar galin lahaa sportiga iskuulaadka, loona dhiiri galin lahaa macalimiinta hawshaas ka shaqeeya, si loo helo dhalin yaro leh…

Read More »

Xoghayaha GOS oo Puntland kula kulmay madaxda sportga maamulkaasi.

0 Visits: 1506 | Saturday December 14, 2013 - 17:21:56
Xoghayaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Duraan Axmed faarax oo maalmihii la soo dhaafay safari shaqo ku joogay maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu kulamo ku aadanaa horumarinta sport ga iyo taabagelinta barnaamijka GOS ee gaarsiinta maamulka sport ga dalka oo dhan la qaatay madaxda sport ga ee…

Read More »

Xoghayaha GOS oo Kismayo kula kulmay maamulada sport ga gobolka.

0 Visits: 2319 | Thursday November 28, 2013 - 03:52:56
Ayadoo laga duulayo ahmiyadda siyaasadeed ee GOS ayaa waxaa magaalada Kismayo ku sugnaa maalmihii la soo dhaafay wafdi isugu jira maamulada sport ga kala gedisan ee dalka oo uu horkacayey xoghaya Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed si ay ugu kuurgalaan hawlaha sport ee gobolada jubooyinka.

Read More »

GOS oo ka qaybgashay shirwaynaha horumarinta sport ga haweenka ee Africa iyo Asia.

0 Visits: 1393 | Thursday November 21, 2013 - 16:40:01
Madaxa zone ka 1 aad (Puntland) ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed marwo Faadumo Cali nuur ayaa ka qaybgashay shirwayne looga hadlayey horumarinta sport ga haweenka kaasoo qayb ka ahaa shirkii madaxda qaaradaha Africa iyo Asia ee ka dhacay magaalada Kuwait ee dalka Kuwait.

Read More »

Horyaalkii 29aad ee cayaaraha fudud oo garoonka Banaadir lagu soo xiray.

0 Visits: 1371 | Sunday November 03, 2013 - 14:52:17
Waxaa garoonka banaadir lagu soo gabo-gabeeyey tartankii horyaalka 29-aad ee ciyaaraha fudud kaasi ootodobaadkii hore ka bilowdey halkaasi. yadoo loo qabtey xaflad gebo gebo ah oo ay ka qeybgaleen inta badan bahda sportiga dalka.

Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka xiriirka Taekwond ga oo booqday Switzerland.

0 Visits: 1412 | Saturday November 02, 2013 - 18:12:17
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad isla markaana qaabilsan xiriirka caalamiga ah ee xiriirka Taekwond ga Soomaaliyeed Eng Axmadeey Ciise Kirish ayaa usbuucii tagay booqasho laba maalmood ah ku tagay magaalada Lausanne ee dalka Switzerland.

Read More »

FIFA oo Garoon & xafiisyo u dhiseysa Soomaaliya

0 Visits: 1475 | Saturday November 02, 2013 - 18:05:56
Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran oo Soomaaliya loogu dhisayo xarun weyn oo xiriirku ku shaqeyn doono iyo garoonka…

Read More »

Gudiga fulinta ee GOS oo Muqdisho ku yeeshey shir looga hadlay arimo muhiim u ah ciyaaraha dalka.

0 Visits: 1410 | Monday October 21, 2013 - 17:21:21
Gudiga fulinta ee Olombikada Soomaaliya ayaa hotelka Shamow ee Muqdisho ku yeeshey kulan balaaran oo looga hadlay arimaha horumarinta dhinacyada kala duwan ee ciyaaraha dalka iyo ka qeybgalka tartamo iyo shirar ka dhacay dalka dibadiisa.

Read More »

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa tartanka cayaaraha Islaamka.+Sawiro

0 Visits: 1590 | Monday September 23, 2013 - 23:01:13
Tartanka cayaaraha Islaamka (Islamic Solidarity Games) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Jakarta ee dalka Indonesia waxaana dalka Soomaaliya uga qaybgalaya wafdi ka kooban cayaartoy iyo madax maadaama ay xubin buuxda ka yihiin dalalka ku jira ururka Islaamka.

Read More »

Guddiga Olombikada oo soo xirey seminaar hal sano socdey oo lagu bixiyey Shahaado caalami ah + sawiro

0 Visits: 1543 | Saturday August 31, 2013 - 15:01:53
Xaflad balaaran oo lagu soo xirayey Seminaar dhinaca Maamulka Olympikada ah ayaa lagu qabtay hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kazoo qeybgaleen Madax ka socota Wasaaradda Adeega Bulshada,Agaasimayaal,Bahda GOS iyo saxaafadda dhinaca sportiga.

Read More »

GOS oo goolal casri ah ku wareejisay XSK Kolayga.

0 Visits: 1758 | Thursday August 15, 2013 - 13:02:08
Madaxda guddiga Olympicada Somaliyeed ee GOS ayaa qalab muhiim u ah ciyaarta Kubadda koleyga gaar ahaan goolal casri ah ku wareejiyey XSKK,iyadoo wareejintaasi oo ka dhacdey gudaha garoonka kubadda koleyga ee 1-da luulyo (Ex-lugino) ay goob joog ka ahaayeen qaar katirsan madaxda xiriirada iyo ciyaaryahano…

Read More »

Madaxda GOS oo booqatay dhismaha xarunta cusub ee GOS.

0 Visits: 1800 | Thursday August 15, 2013 - 12:56:20
Guddoomiyaha GOS C/Laahi axmed Tarabi iyo xubno ka mid ah madaxda sare ee Guddiga OS ayaa booqday xarunta cusub ee loo dhisayo GOS si ay ugu kuur galaan heerka uu marayo dhismahaasi.

Read More »

Madaxda Olombikada oo qalab ku wareejiyey Xiriirka Kubadda Koleyga

0 Visits: 1535 | Monday August 05, 2013 - 12:07:57
Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa Qalab Sport gaar ahaan Kubaddo iyo sidoo kale saacado casri ah oo loogu talagalay xisaabinta Score-ka goolasha gudoonsiiyey Xiriirka Kubadda Koleyga.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.