Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Guddoomiyaha GOS oo kulan la qaatay guddoomiyaha Olimbikada Carabta.

0 Visits: 1547 | Tuesday July 23, 2013 - 12:42:18
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed C/Laahi axmed Tarabi oo uu wehliyo madaxa xiriirka carabta ee GOS Cumar C/Qaadir Baarajab ayaa kulan aad xasaasi u ahaa la qaatay guddoomiyaha guddiga olimbikada carabta iyo kan sucuudiga HRH Prince Nawaf Bin Faisal Al Saud xili ay ka qaybgalayeen kulanka…

Read More »

FIFA oo tababarkii ugu horeeyay ku qabaneysa gudaha dalka ku dhawaad 30 sano kaddib.

0 Visits: 1578 | Saturday July 20, 2013 - 12:28:06
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa maanta oo khamiis ah ku dhawaaqay in xiriirka Soomaaliyeed uu aad uga mahad celinayo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA gaar ahaana waaxdiisa horumarinta sida ay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ugu ogolaatay…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashey shirweynihii ANOCA oo lagu doortey Gudoon cusub + sawiro

0 Visits: 1542 | Sunday July 14, 2013 - 04:29:47
Shirweynihii Guddiga Olombikada qaramada Africa ayaa lagu qabtey magaalada Abidjan ee xarunta dalka Ivory Coast,iyadoo madaxda gudiga olombikada soomaaliyeed ee GOS ay ka qeybgaleen shirweynahaasi oo socdey mudo labo maalin.

Read More »

GOS oo ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay maalinta Olympic Day + Sawiro

0 Visits: 1567 | Tuesday June 25, 2013 - 00:52:22
Gudiga Olompikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay munaasabadda maalinta olympicada aduunka ee (Olympic Day) oo ku began 23-June,taasi oo ka dhacday xarunta Daljirka dahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka banaadir.

Read More »

GOS oo kulan la qaadatay Xiriirka Kubadda Kolayga Adduunka (FIBA).

0 Visits: 1744 | Saturday June 22, 2013 - 14:34:24
Xoghayaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo ay wehliso madaxa mashaariicda Horumarineed ee GOS Deeqa Xuseen ayaa xarunta cusub ee Xiriirka Kubadda Kolayga Adduunka ee magaalada Lausanne kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda xiriirkaasi FIBA.

Read More »

Shirwaynihii ururka ANOC oo dalka Switzerland lagu soo gabagabeeyey.

0 Visits: 1496 | Monday June 17, 2013 - 16:13:28
Waxaa magaalada Laussanne ee dalka Switzerland lagu soo gabagabeeyey shirwaynihii ururka guddiyada olimbikada Adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan ANOC kaasoo 15-16 bishan ka socday magaaladaasi ayna isugu yimaadeen 201 dal oo ka mid ah 204 ta dal oo xubnaha ka ah ururkan ayadoo ay kulankan ka…

Read More »

Gudoonka cusub ee XKKS afarta sano ee soo socota oo lagu doortey Muqdisho + sawiro

0 Visits: 1706 | Sunday May 26, 2013 - 20:54:28
Congresskii 6-aad ee xiriirka kubadda koleyga ayaa lagu qabtay Muqdisho,iyadoo halkaasina goob jog ka ahaayeen Madax katirsan Gudiga Olombikada,wasaaradda Houmarinta adeega bulshada qeybta sportiga iyo bahda warfaafinta.

Read More »

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho.

0 Visits: 1498 | Sunday May 26, 2013 - 20:48:07
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta lagu qabtey Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhamaan kooxaha hoos taga xiriirka,madax ka socota GOS,bahda saxaafadda iyo marti sharaf kale.

Read More »

Xoghayaha GOS oo u mahadceliyey jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK.

0 Visits: 1722 | Thursday April 18, 2013 - 18:44:12
Xoghayaha guud ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax oo ka hadlayey waraysi uu la yeeshay barnaamijka faaqidaada cayaaraha ee TV ga Universal ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK gaar ahaa kuwa Sport ga ku amaanay sidii wanaagsanayd ee ay u soo dhaweeyeen GOS iyo cayaartoydii matalaysay…

Read More »

Gudiga Olombikada S oo Seminaar dhinaca Maamulka Ciyaaraha ka furey Muqdisho

0 Visits: 1757 | Saturday April 13, 2013 - 17:53:04
Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu furayey seminar dhinaca hogaaminta maamulka ciyaaraha ah ayaa waxaa lagu qabtey xarunta gudiga olombikada Soomaaliya uu ku leeyahay Muqdisho, iyadoo ay kasoo qeyb galeen ilaa 25 xubnood oo ka socdey dhalinyarada ka shaqeysa sportiga iyo ciyaartoyda ka soo baxdey…

Read More »

GOS iyo xiriiradiisa oo xusey halyeeyadii sportiga dalka + sawiro.

0 Visits: 1745 | Friday April 05, 2013 - 03:25:25
Tartamo ciyaaro lagu xasuusanayey halyeeyada dhinaca ciyaaraha ee dalka gaar ahaan Gudoomiyihii GOS Aden xaaji Yabarow ( Wiish) Gudoomiyihii XKC Saciid M Nuur ( Muganbe) iyo Ex garoosre Caalami Mowliid Macaani Maxamuud ayaa manta lagu kala qabtey garoomo dhowr ah oo ku yaala Muqdisho iyo Galkacyo,iyadoo…

Read More »

Guddiga O S oo tacsi u diray qoyskii Ibraahim Xisbiyo.

0 Visits: 1647 | Monday April 01, 2013 - 15:45:38
Guddoomiyaha GOS C/Laahi Axmed Tarabi asagoo ku hadlaaya magaca guddiga fulinta ee GOS, dhamaan xubnaha GOS iyo xiriirada kala gedisan ee dalka kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadiyadii Badda iyo Horseed waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii,…

Read More »

GOS oo Baabi`isay wakiiladii u fadhiyay daafaha Dunida

0 Visits: 1680 | Monday March 18, 2013 - 13:14:30
MUQDISHO - Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaan wixii wakiilo ee u fadhiyay daafaha dunida in la Baabi`iyay (Canceled) jiritaankooda sida ku cad wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha GOS C/llaahi Axmed Tarabi.

Read More »

Soomaaliya oo ku guulaysatay biladdii ugu horeysay ee cayaaraha Taekwondo ga.

0 Visits: 2860 | Wednesday February 27, 2013 - 13:39:16
Maxamed Deeq oo ka mid ah labada cayaaryahan oo xulka Soomaaliya u matalaya cayaaraha caalamiga ah ee Taekwondo ga kana socda magaalada Alexandria ee dalka Masar ayaa ku guulaystay biladda maarta ah ama kaalinta saddexaad ee tartankaasi oo ay ku kulmeen cayaartoy badan oo ka kala timid dunida.

Read More »

Somaaliya oo ka qaybgalaysa tartanka cayaaraha Taekwondo ga ee Alexandria.

0 Visits: 1931 | Tuesday February 26, 2013 - 02:29:16
Tartanka caalamiga ah ee cayaaraha Taekwondo ga laguna magacaabo Alexandrias World Taekwondos Championship ayna isugu yimaadaan cayaartoyda adduunka ee cayaartan ayaa waxa uu si xiisa leh uga socdaa magaalada Alexandria ee dalka Masar, Ayadoo ay markii ugu horeysayna dalkeena Soomaaliya uga qaybgalayaan…

Read More »

Kooxda Kubadda Gacanta Heegan oo Hantay Horyaalkii 13aad

0 Visits: 1817 | Saturday February 16, 2013 - 13:22:56
MUQDISHO: Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Horseed iyo Heegan, waxaana markii shanaad ee isku xiga koobka gacanta ku dhigay Heegan oo 17-15 ugu awood sheegatay Dekedda.

Read More »

Orodka nabadda oo soo nooleeyey rajadii shacabka Mogadishu.

0 Visits: 1934 | Sunday February 10, 2013 - 19:31:17
Orod masaafadiisu dhamayd 1 Mile ayna si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen guddiga olimbikada Soomaaliyeed iyo maamulka gobolka Banaadir laguna taageerayey nabadgelyada isa soo taraysa ayaa jimcihii ka dhacay magaalada Mogadishu.

Read More »

Madaxda GO Adduunka oo ku faraxsan doorashadii taariikhiga ahayd ee GOS.

0 Visits: 1625 | Saturday February 09, 2013 - 02:05:29
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Adduunka (IOC) Dr Jaques Rogge iyo agaasimaha xiriirka guddiyada olimbikada dunida Mr Pere Merlo ayaa qoraalo kala gooni ah u soo diray madaxda cusub ee Guddiga Olimbiakada Soomaaliyeed ayagoo uga hambalyeeyey doorashadii dimoqaraadiyadda iyo cadaaladda ku dhisnayd ee…

Read More »

Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay Horyaalkii 4aad ee Kubadda Gacanta

0 Visits: 1604 | Saturday February 09, 2013 - 01:12:53
MUQDISHO: Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horeed iyo Heegan , waxaana si xarago leh markii afaraad koobka gacanta ugu dhigay Heegan oo 12-5 ugu awood sheegatay Horseed.

Read More »

Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

0 Visits: 1765 | Wednesday February 06, 2013 - 13:24:09
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo kaashanaya Ururka u dooda Xaquuqda Dhalinyarada ee SYAO.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.