|
|
|
|
Xiriirka Ciyaaraha Fudud
Cayaaryahanka xulka qaranka cyaaraha Fudud Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo Soomaaliya ku matalaya tartanka cayaaraha Fudud ee All African games ee ka socda magaalada Rabat ee dalka Marocco ayaa usoo baxay fiinaalka orodka qaybtiisa 1500m.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta olombikada Adduunka taasoo 23 june Sanadka kasta looga dabaal dago dhammaan wadamada Caalamka.
Read More »
Ciyaaryahanka Cabadullahi Jaamac Maxamed ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka 1500 mitir oo manta kadhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda oo tartanka marti gelinaysa.
Read More »
Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir oo kadib markiiuu maanta ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka.
Read More »
Waxaa maanta caasimadda dalka Rwanda Kigali si rasmi ah uga furmay cayaaraha olombikada da'yarta wadamada Zone 5 kaasoo ah tartanki ugu horeeyay oo ay Wadamada Soonka shannaad ay heer Olymipic u qabtaan.
Read More »
Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud oo dalka Djibouti maanta lagu qabtay, waxayna kala soo hoyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo kale oo wanaagsan.
Read More »
Horyaalka waxaa ka qeyb galaya sagaal naadi oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira, waxeyna ku tartamayaan orodka qeybahiisa kale gedisan iyo boodada hoose, waxaana mudada uu horyaalka socdo lagu loolami doonaa orodka 100, 200, 400, 800, 1500, 5,000 iyo 10,000 ee mitir.
Read More »
Cali Iidoow Xasan oo Soomaaliya u matalaya ciyaarahaa Olombikada Islaamka oo ka soconaya magalada Baku ee caasimadda dalka Azerbajan ayaa maanta ka qeyb galaya Fiinaalka orodka 1500m.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xarunta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad qalab Isboorti lagu guddoonsiinayay 12 Iskool oo ka mid ah, waxaana xafladda kasoo qeyb galay Agaasimaha waaxda isboortiga wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Madaxda Guddiga Olombikada Soomaliyeed, Xiriirka…
Read More »
Xiriirka Soomaaliyeed ee cayaraha Fudud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay Shir sanadeedka xiriirkaas, waxaaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradd a dhalinyarada iyo isboortiga Guddiga Olombikada, madaxda Xiriirada , Madaxda naadiyada cayaaraha Fudud iyo Marti sharaf kale.
Read More »
Waxaa shalay garonka Banaadir lagu soo gebagabeeyay horyaalki 31 -aad ee ciyaaraha Fudud oo muddo shan maalin ah socday ,waxaana xafaladii xeritaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga , Guddiga Olombikada Soomaaliyeed . Madaxda Xiriirka kubada Kolagya Masuuliyiinta…
Read More »
Xafladda Furitaank horyaalki 31-aad ee ciyaaraha oo ka dhacay garoonka Banaadir waxaa kasoo qeyb galay masuuliyin ka socota Wasaaradda dhalinyarda iyo isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Xiriirka ciyaaraha fudud, iyo maamulka gobolka Banaadir.
Read More »
Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha All Afriacn Games 2015, waxaanawafdiga hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinayarda iyo isboortiag Cusmaan Aadan Dhuubow.
Read More »
Munaasabdan Baroordiiqa waxaa soo qaban qaabiyay guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud waxaana kasoo qayb galay masuuiyiin ka socotay Gos, Xiriirada kale gedisan ee dalka ciyaartoy hore iyo qoyska Pro: Maxamed Cali.
Read More »
Munaasabda maalinta ciyaaraha fudud ee caalamka oo ay soo qaban qaabiyeen xiriirka soomaaliyeed ee kiyaaraha fudud ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir waxaan ka soo qayb galay masuuliyiin ka socotay Gos, wasaarada dhalinayarda iyo isboortiga iyo madaxda xiriirka ciyaaraha fudud.
Read More »
Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gos Cabdullahi Axmed Tarabi, Madaxa Xiriirka Gos Xaaji Colow Madaxa arimaha Gobolada Gos Ibraahin Roombe, Agaasimaaha waaxda…
Read More »
Waxaa magaalada Nanjing ee dalka China gaaray wafdiga iyo ciyaartoyda Soomaaliya u metelaya tartanka Olympikada Dhalinyarada aduunka 2014 kaasi oo 16-ka bisha ka furmaya halkaasi.
Read More »
Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa tartamo orodo ku maamuusay maalinta IAAF Day ee 28-ka May,iyadoo u soo xaadireen madax katirsan Gudiga olombikada Soomaaliyed, Xiriirada,kala duwan iyo wasaaradda adeega bulshada dhinaca sportiga, Macalinka qaranka ciyaaraha Fudud ahna wakiil ururka Somali Run.
Read More »
Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud ayaa magaalada Muqdisho maanta oo jimco ah kusoo gabagabeeyay seminaar muddo 2 maalin ah socday oo ay ka qeybgaleen ku dhawaad 20 macalin oo ka socday dugsiyada wax barashada ee gobalka Banaadir,
Read More »
|
|
|
|
|
|
|
|