Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Gacanta

Maxamed Xuurshe Xasan Guddoomiye Nuur Maye cusman Xog-haye Guud Address: DHL Mogadishu - Somalia Tel: +25250 699 444448 Fax: +252 62 90 33333 Email: somalihandballfederation@yahoo.com Eenoow77@hotmail.com
Recently added under this category

GOS oo tartamo kala duwan ku xustay Maalinta Olombikada adduunka+Sawirro

0 Visits: 6289 | Sunday June 23, 2019 - 23:17:01
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta olombikada Adduunka taasoo 23 june Sanadka kasta looga dabaal dago dhammaan wadamada Caalamka.

Read More »

Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro

0 Visits: 1126 | Sunday May 13, 2018 - 11:21:28
Xulkaqaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada wayn ayaa shalay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga qayb gali doonaan ciyaaraha kubadda Gacanta Wadamada bariga iyo bartmaha Afrika (Africa Zone 5 International Handball Federation (IHF)…

Read More »

Horyaalka kubadda Gacanta 2017-18 furmay iyo Dekedda oo guul ku bilowday+Sawirro

0 Visits: 1265 | Saturday December 02, 2017 - 15:37:31
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadad Gacanta ayaa si rasmi ah garoonka Wiish ugu daah furay ahoryaalka kubadda Gacanta Wiilasha 2017-18, waxaana xaflada furitaanka oo si heersare uga dhacaday garoonak Wiish kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed , madaxda xiriirada, masuuliyiinta…

Read More »

Isku aadka horyaalka kubada Gacanta Soomaaliya 2017-18 oo lasoo saaray

0 Visits: 1662 | Wednesday November 29, 2017 - 21:23:41
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa maanta soo saaray jadwalka isku aadka wareega hore horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha 2017-18.

Read More »

Xilliga uu furmayo horyaalka kubadda Gacanta oo lagu dhawaaqay , yaa lagu daah furayaa?

0 Visits: 1343 | Monday November 27, 2017 - 22:16:11
isniin- Muqdisho

Read More »

Soomaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Kubada Gacanta Adduunka+Sawirro

0 Visits: 1265 | Monday November 13, 2017 - 16:27:29
Waxaa maalinti Axadda lagu soo gebagebeeyey Antalya, Turkiga Shirweynihii 36aad ee Xiriirka Kubadda Gacanta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen 176 waddan oo ay Somalia ku jirto, waxaana Xiriirka Kubadda Gacanta Somaliya u matelayey Xoghayaha Guud ee Xiriirka Nuur Maye Cusmaan.

Read More »

Tababarka tababarayaasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Djibouti lagu soo xeray+Sawirro

0 Visits: 1616 | Tuesday October 24, 2017 - 16:32:58
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta dajarda koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u socday, waxaana xafladda xeritaanka oo ka dhacda Caasimadda Djibouti kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed…

Read More »

Tababar Tababarayasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Ka Furmay Djibouti +Sawirro

0 Visits: 1715 | Monday October 16, 2017 - 17:38:08
Waxaa Magaalada Djibouti si rasmi ah uga furmay tababarka tababarayaasha kubadda Gacanta darajada Koowaad ( Hanball Technical Course Level 1, waxaa tababarkan oo ay soo qaban qaabiyay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kashanaya Olympic Solidarity waxaana tababarkan bixinaya Xiriirka kubadda Gacanta Adduunka…

Read More »

Banaadir Zone oo ku guuleystay tartanka kubada Gacanta Xeebaha+Sawirro

0 Visits: 1380 | Wednesday May 31, 2017 - 10:45:49
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Gacanta ayaa magaalada muqdisho kusoo gebagabeeyay tartanka kubadda Gacanta Xeebaha oo uu xiriirka marki u horeysay qabtay.

Read More »

Horyaalka kubadda Gacanta Xeebaha oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

0 Visits: 9726 | Tuesday May 23, 2017 - 22:51:36
Xiriirka Soomaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa magaalada Muqdisho kafuray horyaalka kubada Gacanta Xeebaha kaasoo ah marki u horeysay ee Soomaaliya laga ciyaaro.

Read More »

Shirweynihii 7-aad ee doorashada xiriirka soomaaliyeed ee kubadda gacanta oo magaalada Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

0 Visits: 1341 | Tuesday March 21, 2017 - 09:08:52
Shirweynahan oo si weyn loo soo agaasimay isla markaana ula jeedkiisu ahaa in lagu doorto hogaanka cusub ee afarta sano ee soo socata hogaamin doona xiriirka soomaaliyeed ee kubadda gacanta ayaa waxaa kasoo qeyb galay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo sportiga Agaasimaha waaxda maaliyada…

Read More »

Soomaaliya oo guul kasoo hoysay tartanka Kubadda Gacanta IHF Chaleng Trophy +Sawirro

0 Visits: 1432 | Monday August 29, 2016 - 10:20:48
Xulka qaranka Kubada Gacanta Soomaaliya oo isggu jira Wiilal iyo gabdho ayaa kaalin wanaagsan kasoo galay tartanka kubadda Gacanta IHF Challenge Trophy 2016 eelagu qabtay dalka Djabouti

Read More »

Tartanka kubadda Gacanta Ardayda Dugsiga Banaadir Zone oo Muqdisho lagu soo gabegabeeyay +Sawirro

0 Friday January 15, 2016 - 08:30:17
Tartanka kubada Gacanta oo loo qabtay ardayda Dugsiga Banaadir Zone ayaa magaalda Muqdisho lagu soo gebagabeeyay waxaana xafladii xeritaankaoo ka dhacaday garoonka Wiish kasoo qayb galay , Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyaraa iyo Isboortiga, Guddiga Olombikada, qaar ka mid ah madaxda xiriirada,…

Read More »

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirwaynaha Xiriirka kubadda Gacanta Aduunka+Sawirro

0 Visits: 1917 | Thursday November 12, 2015 - 09:01:14
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta Nuur Maye cusmaan ayaa kaga qeyb galay magaalada SOCHI, ee dalka Russia Shirweynihii Xiriirka Kubadda Gacanta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen 198 waddan.

Read More »

Horyaalki 6 -aad Kubadda Gacanta Gabdhaha oo Xaflad Heer sare ah lagu soo xeray +Sawirro

0 Thursday November 05, 2015 - 10:55:18
Xaflad su heer sare oo lagu soo agaasimahay oo lagu soo xerayay horyaalka kubada Gacanta Gabdhaha ayaa shalay ka dhacaday gaeroonka Wiish, waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socota Ciidanka Booliska, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda Xiriirada, fanaaniita iyo Baambayda Heegan iyo marti sharaf…

Read More »

Gabdhaha Heegan oo ku guulaystay horyaalki 6-aad ee Kubadda Gacanta Daawo Sawirro Cajiib ah

0 Saturday October 31, 2015 - 21:19:19
Gabdhaha kubadad Gacanta Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulanki ugu xisahaha badnaa horyaalka, waxaana usoo daawo tagay Masuuliyiinka ka tirsan qaybaha kale gedisan e isboortiga , saraakiil iyo dadweynihii ugu badnaa ee ciyaaraha kasoo qayblaga.

Read More »

Horyaalki 16-aad kubadda Gacanta oo xaflad heer sare lagu soo gebagabeeyay Garoonka Wiish +Sawirro

0 Visits: 1551 | Wednesday October 21, 2015 - 10:49:40
Xafladan oo lagu soo gebagabaynayay horyaalki 16-aad Kubbadda Gacanta Wiilasha ayaa ka dhacdaya garoonka Wiish waxaana kasoo Qeyb galay , Wasiirka Dhalinyarda iyo isboortiga , Taliyaha Ciidanka Boliska, Abaan duulaha Ciidanka Xoogga, Xoghayaha Gos Xubno katirsan guddiga Fulinta Gos, Madaxda Xiriirada…

Read More »

Gabdhaha Heegan oo garaacay Horseed lana wareegay hogaanka horyaalka

0 Visits: 1492 | Saturday October 17, 2015 - 11:43:57
Gabdhahah Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab garoonka Wiish isaga horymid kulan ka tirsan horyaalka kubbadda Gacanta, waxana daawashada ciyaartna kasoo qeyb galay masuulityiinta xiriirada kale gedisan, ciyaartoy hore oo caan ka ah dalka iyo taageerayaasha labada koox oo soo buux dhaafshay garoonka…

Read More »

Gabdhaha Heegan oo u awood sheegtay Dhigooda Nation+Sawirro.

0 Visits: 1427 | Monday October 12, 2015 - 14:52:51
Gabadhaha kubada Gacanta Heegan iyo Nation ayaa shalay galab kukulmay kulan katirasan horyaalki lixaad ee kubadda Gacanta Gabadha.

Read More »

Kooxda Heegan oo garaacday Nationlink+Sawirro

0 Visits: 1497 | Friday September 25, 2015 - 10:40:20
Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Nationlink ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan wareegga labaad horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.