Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Kolayga

Cayaaraha da'yarta olombikada Zone 5 oo furmay iyo Somaliya oo laba xul kaga qayb galaysa

0 Visits: 1477 | Tuesday April 02, 2019 - 22:38:05
Waxaa maanta caasimadda dalka Rwanda Kigali si rasmi ah uga furmay cayaaraha olombikada da'yarta wadamada Zone 5 kaasoo ah tartanki ugu horeeyay oo ay Wadamada Soonka shannaad ay heer Olymipic u qabtaan.

Read More »

GOS oo Tababar Muqdisho uga furtay Tababarayasha kubadda Kolayga Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 1448 | Monday July 23, 2018 - 08:37:14
Waxaa Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay tababarka tababarayaasha kubadda Kolayga darajada Koowaad (Technical Course For Basketball Coaches Level One, waxaa tababarkan soo qaban qaabiyay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity waxaana tababarkan bixinaya qabiir ka socda…

Read More »

XIriirka kubadda Kolayga oo soo gebogabeeyay koobka Jeneraal Daa'uud iyo Dekedda oo hanatay +Sawirro

0 Visits: 1142 | Wednesday April 11, 2018 - 13:42:43
Naadiga kubada Koleyga Dekedda ayaa ku guuleysatay koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud kadib markii ay waqtiga dgeeriga garaacday Naadiga Horseed.

Read More »

Firinbigii Nattijada Badalay, Maxaa kala qabsaday Plasma iyo Banaadir SC koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud 2018 ?+Sawirro Cajiib ah

0 Visits: 1066 | Monday April 02, 2018 - 11:19:04
Kooxaha Plasma iyo Banaadir SC ayaa garoonka Wiish kusoo bandhigaykulanki ugu xiisaha badnaa tartanka kubadda Koleyga Jeneraal Daa'uud 2018 oo si xiiso leh uga socda garoonka Wiish.

Read More »

Shir Sanadeedka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga oo lagu qabtay magaaladan Muqdisho, Xilli go'aano cusub ay kasoo baxeen +Sawirro

0 Visits: 1145 | Monday February 26, 2018 - 20:12:17
Shir sanadeedkan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta xiriirka soomaliyeed ee kubadda koleyga Marti sharaf ka kala socotay Guddiga Olombikada soomaaliyeed , wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha, madaxda kooxaha Xiriirka kubadda koleyga , Xildhibaano ka tirsan Golaha…

Read More »

Kooxda kubadda kolayga Heegan oo sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka+Sawirro

0 Visits: 1219 | Tuesday October 03, 2017 - 12:00:49
Kooxda kubada Koleyga Heegan ayaa dheeraysatay hogaanka horyaalka kadib markii ay u awood sheegatay kooxda Singjet oo ay ku kulmeen garoonka Wiish.

Read More »

GOS oo tacsi u direysa Qoyska Garsoore Cartan oo Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 2108 | Thursday June 29, 2017 - 15:23:09
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,

Read More »

Wiilasha iyo Gabdhaha Heegan oo Ku guuleystay Horyaalka kubadda Koleyga 3x3 2017+Sawirro

0 Visits: 1420 | Wednesday May 24, 2017 - 11:42:11
Wiilasha iyo Gabdhahakubada Koleyga Heegan ayaa si wada jir ah ugu guuleystay horyaalka kubadda Koleyga 3x3 201 kadib amrkii ay ka adkaadeen Wiilasha Gaadiidka iyo Gabdhaha Horseed.

Read More »

Wiilasha iyo Gabdhaha Horseed oo guul gaaray tartanka 3x3+Sawirro

0 Visits: 1479 | Sunday May 07, 2017 - 00:16:10
Waxaa s garoonka Wiish uu marti geliytay sddex kulan o katirsan tartanka 3x3, waxaana kulanka kowowaad ku loolamay kooxaha Horseed iyo nationlink.

Read More »

Tartanka kubadda Kolegya 3x3 oo furmay Heegan iyo Feero guulo kubilaabay tartanka+Sawirro

0 Visits: 1597 | Friday May 05, 2017 - 13:37:19
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa garoonka Wiish si rasmi ah uga furay tartanka kubada Koleyga 3x3 ee dhanak Wiilasha waxaana xafladi guritaanka kazoo qeyb galay masuuliyiin ka socotaya xiriirka kubada Gacanta, Kubadda cagta iyo guddiga Fulinta xiriirka kubada Koleyga.

Read More »

Ciyaaraha kubada Koleyga 3x3 oo maanta Furmaya sideey kooxaha isugu aadeen?

0 Visits: 1323 | Thursday May 04, 2017 - 10:51:46
Waxaa maanta lagu wadaa in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga daah furo ciyaaraka kubada Koleyga 3x3 kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxaha Wiilasha iyo Kuwa gabadhaha.

Read More »

Xiriirka kubadda Koleyga oo kulan looga hadlayo horumarinta kubadda ku qabtay Magaalada muqdisho +Sawirro

0 Visits: 1340 | Monday May 01, 2017 - 08:57:33
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa kulan looga hadlayo horumarinta kubadda Koleyga ku qabtay xafiiska uu ku leeyahay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay xubno ka tirsan Guddiga Fulinta Xirirka K/Koleyga Madaxda Naadiyada, Macalimiinta Kabtanada kooxaha, guddiga garsoorka iyo Guddiga…

Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga oo bilaabay samaynta guddi hoosaayada Xirirka

0 Visits: 1363 | Wednesday April 19, 2017 - 21:25:43
Xiriirka soomaaliyeed ee kubada Koleyga oo hogaankiisa 2 April la doortay ayaa bilaabay disida guddi hoosaaadyada xiriirka uu ku shqeynayo, waxuuna xiriirka sameeyay Guddiga Garsoorka iyo Guddiga Tababarayaasha Xiriirka.

Read More »

Cadaani oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga+Sawirro

0 Visits: 1358 | Tuesday April 04, 2017 - 12:07:50
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shirwaynihii 7 ee xiriirka Soomaliyeed ee kubada Koleyga, kaasoo lagu dooraaya hogaanka afarta sano ee soo socta hogaamin doona Xiriirka, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socday Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga , Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Madaxda…

Read More »

Kooxda I.L.S oo ciyaartooy heeer qaran ah lasoo wareegtay+Sawirro +Sawirro

0 Saturday February 20, 2016 - 13:21:01
(Nocsom)-Kooxda kubada Koleyga I.L.S ee ka ciyaarta horyaalka Soomaaliya ayaaciyaartooy heer qaran ah kala soo wareegtay dalka Canada.

Read More »

Heegan oo wacdaro ku dhigtay Dekedda +Sawirro

0
(Kubadbile)- Kooxaha kubada Koleyga Heegan iyo Dekedda ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulanki 21 ee wareegga hore horyaalka kubadda Koleyga 2015-16.

Read More »

Xiriirka kubadda koleyga Soomaaliya oo tababar dhanka macalimiinta ka furay magaalada Muqdisho+Sawiarro

0 Monday January 04, 2016 - 10:09:43
Xiriirka Soomaaliyed ee kubada koleyga ayaa magaalada muqdisho ka furay tababar ay ka qayb galayaan macalimiinta kubadda koleyga, waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay masuuliyiin Ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed , Madaxda Xiriirka kubadad koleyga iyo Marti sharaf kale .

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirwaynaha xiriirada kubadad Kolaga Jaamacadda Carabta+Sawirro

0 Visits: 2073 | Saturday November 14, 2015 - 12:35:13
Guddoomiyaha Xiriirka Soonmaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa ka qayb galay shirwaynaha xiriika kubadda Kolayga ee wadamda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ).

Read More »

Xiriirka kubadda Kolayga Soomaaliya Oo muqdiso ku soo Xeray Tababarka Garsoorka Soonka 5-aad +Sawirro

0 Visits: 1590 | Monday October 12, 2015 - 13:44:14
Tababarka garsoorka Soonka 5-aad (Zone V Referees Clinic) oo Magaalada Muqdisho 6 Oktoobar uga furmay garsoorayaashas Soomaaliya iyo Masar ayaa la soo gebogabeeyay , waxaa xafladii xeritaanka oo ka dhacday Gos kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Gos, qaar kamid ah madaxda Xiriirada dalka, masuuliyiintia…

Read More »

Xiriirka Kubadda Kolayga Soomaaliya Oo Seminaar garsoore oo Heer Caalami ah muqdisho ka furay Maanta +Sawirro.

0 Tuesday October 06, 2015 - 23:32:34
Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soomaali ah iyo 4 u dhalatay dalak Masar.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.